Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DHAKHAATIIR AJAANIBA OO MUQDISHO ISAGA BAXAYA

Radio Ergo by Radio Ergo
December 23, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhakhaatiir ajaanib ah iyo barayaal jaamacadeed ayaa bilaabay in ay Muqdisho isaga baxaan kadib dilka dhakhaatiir Soomaali iyo Siiriyaan isugu jira iyo weliba gabadh macalimad ka aheyd jaamacad magaalada ku taal.

Dhakhtar Siiriyaan ah oo la yiraa Maahir Xuseen oo saddexdii bilood ee ugu dambeysay ka shaqeynayey isbitaalka Fiqi ee duleedka Muqdisho wuxuu ka badbaaday weerar kooxo hubeysan ay ku qaadeen gaari ay la socdeen howl-wadeenno caafimaad oo isbitaalkaas ku sii jeeday arbacadii hore.

Afar ka mid ah dhakhaatiirta ay isla shaqeynayay Maahir oo mid Soomaali ahaa, saddex kalena ay Siiriyaan ahaayeen ayaa lagu dilay weerarkaas, isana dhaawac fudud ayaa ka soo gaaray. Dhakhtar Maahir oo sugayay diyaaradii uu Nayroobi u raaci lahaayeen ayaa gudaha garoonka Muqdisho ugu sheegay weriye Ergo ka tirsan in dilka dhakhaatiirta ay masiibo ku tahay howl-wadeennada caafimaad iyo dadka soomaaliyeed ba.

“Laakiin halkan ma sii joogi karno, waxaase isku dayi doonaa siyaabo kale oo aan dadka Soomaaliyeed u caawin karno,”  ayuu yiri dhakhtar Maahir Xuseen. Dhakhtar Maahir oo ahaa howl-wadeenka caafimaadka ee keli ah ee ku takhasusay sanka iyo cunaha ee magaalada jooga ayaa sidoo kale bare ka ahaa jaamacadda caafimaadka ee Banadir.

Toddobaad ka hor dilka dhakhaatiirta, gabadh Yugaandhiis ah oo bare ka aheyd Jaamacadda Soomaaliya ayay dabley aan la aqoonsan ku dileen isla magaalada Muqdisho.  Dilalka ajaaniibta ayaa cabsi ku beertay dadka ajaaniibta ah ee magaalada ka shaqeeya.

Dr. Cabdiraxmaan Macallin Fiqi oo ah agaasimaha isbitaalka Fiqi oo dhakhaatiirta la dilay ay ka shaqeynayeen ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliyed inay cadaaladda horkeento dadka ka dambeeyay dilalkaas. “Dilka iyo dhakhaatiirka ka baxeysa magaalada waxa ay saameyn weyn ku yeelaneysaa bukaannada Soomaaliyeed ee adeegyada caafimaad ka heli jiray dhakhaatiirtaas iyo ardeyda jaamacadaha magaalada oo wax badan ka kororsan lahaa macalimiintaas,” ayuu yiri Fiqi.

Yuusuf Keynaan/MR/MRS

Previous Post

RAJADA DALAGGA BEERALLEYDA BAY EE FASALKAN OO AAD U YAR

Next Post

QAXOOTIGA BOTSWANA JOOGA OO BIYO LA’AAN HEYSTO

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QAXOOTIGA BOTSWANA JOOGA OO BIYO LA'AAN HEYSTO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo