Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CADDAALAD DARRADA OO KU QASBEYSA HAWEENKA INAY TACADDIYADA QARSADAAN AMA TAHRIIBAAN

Radio Ergo by Radio Ergo
November 5, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Xeryaha barakacayaasha Jowle ee Garowe/Keydka sawir/Cabdiraxmaan Xaaji

Haweenka barakacayaasha ah ee ku nool xerooyinka magaalada Boosaaso ayaa qarsanaya tacaddiyada lagula kaco oo kufsigu uu ugu weyn yahay, kadib markii ay arkeen kiisas badan oo aan waxba laga qaban.

Axado Ibraahim oo 26 jir ah heysatana 4 carruur ah oo ku nooshahay kaamka buuraha ee bariga magaalada Boosaaso, waxaa dhammaadkii bishii hore kufsi loo geystay iyadoo uur 9bilood ah leh, taas waxay ku keentay inay dhibaato kala kulanto foosha iyo xilliga dhalmada.

“Laba maalmood ayaan foolanayay oo aan dhiig baxayay, kaddibna waa leygu qalay ilmaha, ced aan u raacdo kufsigaasna malaha amaba wax iiga qabaneysa.” Ayay tiri Axado.

Marka kiisaska noocan oo kale ah lala socodsiiyo booliiska, ayaa arrinta waxay ku dhammaataa in baritaankii lagu waayo caddeymo, sidaa darteedna uu kiiska halkaas ku dhinto.

“Dhowr kiis oo aan gudbinnay wax laga qabtay ma jiraan, sidaa daraaddeed waxaan ku qasbannahay in gabadhii la kufsado aan dhanka caafimaadka ka caawinno, oo sidaas ay isaga samirto.” Sidaa waxaa yiri Cali Barre Ismaaciil oo ah guddoomiyaha xeryaha barakacayaasha ee magaalada Boosaaso.

Haweenka iyo gabdhaha barakacayaasha ah ee la kufsado ayaa inta badan qarsada, iyagoo aaminsan in haddii ay sheegaan sirtooda un la ogaanayo ee aan waxba loo qabaneynin, sida ay qabto Ubax Khaliif Axmed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha haweenka . “Way quusteen haweenka kufsiga loo geysto, waxay waayeen ced la shaqeysa oo wax u qabata, sidaa darteed ay dhibkooda ula aamuseen.” Ayay tiri Ubax.

“Odayaal dhaqameed ayaa arrinta gala, oo wax caddaalad ah lama horkeeno ninkii kufsiga geystay, gabadhana ma hesho caddaalad, taas waxay ku qasabtaa haweenka la kufsaday inay takoor la dhuuntaan amaba ay isaga cararaan magaalada, iyagoo door bida inay galaan tahriib ay kaga gudbayaan badda oo ay ku gaaraan Yemen.” Ayuu yiri Cali Barre.

Cali Barre ayaa sidoo kale sheegay in meesha keliya ee ay maciin ula bidaan haweenka barakacayaasha ah ee tacaddiyada loo geysto ay tahay ururrada arrimaha haweenka ka shaqeeya, oo iyagu ka caawiya dhanka caafimaadka.

Khadra Maxamed Xasan/FM

Previous Post

WAALIDDIINTA OO SOO CELIYAY GUDNIINKA FIRCOONIGA AH SI AY GABDHAHOODA UGU HAYAAN ISKUULLADA

Next Post

Umulisooyinka isbitaalka laascaanood oo sheegaya inaysan haysan takhtar xaaladaha degdegga ah la tacaala

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Umulisooyinka isbitaalka laascaanood oo sheegaya inaysan haysan takhtar xaaladaha degdegga ah la tacaala

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo