Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DHALINYARADU MAXAY KA BARAN KARTAA SYL?

Radio Ergo by Radio Ergo
June 12, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
DHALINYARADU MAXAY KA BARAN KARTAA SYL?
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSoomaaliya waxaa xornimada u horseeday halgan gobonnimo-doon ah oo hormuud ay u ahaayeen dhalinyaro saddex iyo toban qof ah oo kala qabaa’illo duwan oo da’doodu ay u dhexeysay 16 jir ilaa 33 jir. Midkoodna jaamici ma ahayn.

Waxaa hubaal ah in dhalinyarada maanta joogta uu horyaallo hal-xiraale ay u dhigeen saddex iyo tobankaas dhalinyaro. Waxaa la eegayaa sida ay xil isaga saari doonaan samatabixinta Soomaaliya oo noqotay deegaan colaadeed saddex iyo konton sano kaddib xornimadeedii. Dhalinyaradii dalka ka qaxday baa qaarkood meydkooda lagu jiidayaa waddooyinka dalka Koonfur Afrika, qaarkood waxay ku halaagmeen badaha adduunka iyagoo tahriibaya, qaarkoodna waxay ku jiraan xabsiyo ku yaalla dalal shisheeye oo aan la hubin inay nolol uga soo bixi doonaan.

Xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo loo aqoonsaday maalintii la aas-aasay SYL oo ku beegan 15-ka May sanad weliba heesaha, ciyaaraha, damaashaadka iyo maaweelada loo sameeyo marnaba ma furi karaan hal-xiraalahaas horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta nool.

Haddaba, lifaaqan hoose ka dhegeyso barnaamij gaar ah oo uu weriyaha Ergo Muxyaddiin Axmed Rooble ka diyaariyy isbarbardhigga dhalinyaradii SYL iyo kuwa maanta iyo kaalinta u furan si ay u damiyaan dabka colaadda ee labaatan sano ka badan weli ka sii huraya gobollada dalka qaarkood.

MR/FM

Previous Post

CUDURRO KA DILLAACAY SOOL

Next Post

NAAFO KA FAA`IIDEYSTAY FURSADO SHAQO ABUUR

Related Posts

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
blank
Arrimaha Bulshada

Muqdisho: Wiil ganacsi u hirgalay ku furtay lacag uu mar u qorsheeyay inuu ku tahriibo

March 14, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

NAAFO KA FAA`IIDEYSTAY FURSADO SHAQO ABUUR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-NOV-2025

IDAACADDA 07-NOV-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-NOV-2025
Episode play icon
IDAACADDA 07-NOV-2025
November 7, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 06-NOV-2025
November 6, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 05-NOV-2025
November 5, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 04-NOV-2025
November 4, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 03-NOV-2025
November 3, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo