Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CEEL-BIYOOD LA DAYACTIRAY

Radio Ergo by Radio Ergo
March 11, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
CEEL-BIYOOD LA DAYACTIRAY

Sawir/Keydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDib u howl billaabidda ceelkan oo ku yaalla meel ka baxsan magaalada Laascaanood ayaa waxaa iska kaashaday  hay`daha NPA iyo ururka maxalliga ah ee SRO.

Ceelkan oo muddo saddex sano ah u fadhiyay cillad haysatay ayaa dib shaqadiisii u billaabay  kaddib dadaal ay sameeyeen hay`ado maxalli ah oo suurtageliyay in ceelkan uu kaco.

Cabdirishiid Jaamac Biixi oo ka tirsan ururka SRO ayaa sheegay in ceelkan kicintiisa ay faa`iido badan u leedahay dadka iyo duunyada oo ay haysato dhibaato biyo yaraan. Madaxa hay`adda NPA ee gobolka Sool Shkuri Xasan ayaa sheegtay inay ka jawaabeen baaqii qaylo dhaanta ahaa  oo ay horey ugu soo direen dadka deegaanka, maantana ay howlgeliyeen ceelkan.

Hay`adahan NPA iyo SRO ayaa ka sokow hirgelinta ceelkan, waxay biyaha u daadgureyn doonaan dadka ay biyo la`aantu haysato, kuwaasoo aanan awoodin inay ceelkan biyo u soo raadsadaan.

Tallaabadan ayaa soo dhoweeyay dadka deegaanka oo sheegay inay ku aadday xilli xaalado abaaro iyo biyo yaraan ay ka taagan yihiin deegaannada ka tirsan Laascaanood. Gudoomiyaha gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan ayaa u mahadceliyay hay`adaha hirgeliyay ceelkan.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay hay`adaha kale inay kaalmo mucaawinooyin ah la soo gaareen dadka oo uu sheegay inay ku jiraan xaalad adag oo ka dhalatay abaaraha.

Dib u howl billaabidda ceelkan ayaa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo guud ahaan ay fadhiyaan ceelasha ku yaalla magaalada laascaanood, kuwaasoo ay kamid yihiin Goojacadde, dhuxun, Ceel Quule iyo Durdurka Laascaanood .

Abdikariim Olol/MG/FM

Previous Post

XARUN LOO IIB KEENO HARAGGA XOOLAHA

Next Post

QALALAASAHA SARRIFKA LACAGAHA EE MUQDISHO

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QALALAASAHA SARRIFKA LACAGAHA EE MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo