Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

SAAMEYNTA DAADADKA BELEDWEYNE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 2, 2012
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
SAAMEYNTA DAADADKA BELEDWEYNE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankFatahaaddii uu dhowaan sameeyay wabiga shabelle ee gobolka Hiiraan, Bartamaha Soomaaliya, ayaa lasoo sheegayaa inay sare u sii kacayso qoysaska ku barakacaya, kuwaasoo gaaraya meelo ka baxsan goobaha ay fatahaaddu saamaysay.

Xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyn, ayaa ka mid ah goobaha ay saaamaynta weyn ku yeelatay fatahaadda, iyadoo halkaasi ay ka barakaceen qoysas aad u badan, dadkii ka barakacay Beledweyn ayaa gaaray goobo ay kamid yihiin Ceel jaalle, Garoonkii diyaaradaha hore,Buulo Yaaquub,Raadeerka iyo Buulo xuubeey oo dhammaantoodba duleedka ka ah degmada Beledweyn .

Qoysaska gaaray degaannadaasi aan soo sheegnay  ayay haystaan dhibaatooyin bini`aadannimo, kuwaasoo ay kamid yihiin Hoy la`aan, musqul la`aan,dhanka biyaha,cunnada, mara kaneecooyin iyo daawo, waxaa ka jirta halkaasi dhibaatooyin kala duwan oo saameeyay dadka .

Weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Salaad ayaa ku soo warramaya in hay`adda ICRC ay  1`500 oo qoys ay gaarsiisay gargaar isugu jira maacuun, bustayaal iyo waxyaaba kale, sidoo kale hay`adda UNICEF ayuu soo sheegay in iyaduna  ay gaarsiisay qoysaskaasi agab isugu jira maacuun  iyo bustayaal.

Russell Geekie, oo ka tirsan xafiiska QM ee isku dubaridka arrimaha bani`aadannimada OCHA, ayaa sheegay in daadadka uu sababay wabiga Shabelle ee gobolka Hiiraan ay tahay mid iska caadi ah oo mararka qaar dhacda, balse loo baahnaa in dadku ay kasii taxadaraan.

Mr Geekie ayaa sheegay in illaa 3,500 oo qoys ay ka barakaceen magaalada Baladweyne, halka tiro kalana ay ku dhinteen daadadka.

Saraakiisha dowladda ee ku sugan halkaasi ayaa ugu baaqay hay`adaha gargaarka inay caawiyaan dadkii ay waxyeellada kasoo gaartay daadadka.

Daadadkaasi ayaa laga yaabaa inay burburiyaan dalagyada miraha beeraha ee gobolka , ayna sababaan dillaacitaanka cudurka duumada iyo cudurrada kale ee ka dhasha biyaha.

AA/FM

Previous Post

HALISTA WEBIYADA IYO TOGAGGA

Next Post

ROOBAB KA DA`AY GOBOLLADA DHEXE

Related Posts

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Next Post
ROOBAB KHASAARE GEYSTAY OO KA DA`AY DEGMADA QARDHO

ROOBAB KA DA`AY GOBOLLADA DHEXE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo