Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

HALISTA WEBIYADA IYO TOGAGGA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
September 28, 2012
in Masiibooyinka
0
HALISTA WEBIYADA IYO TOGAGGA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKa digtoonaan la’aanta halista marin-biyoodyadaasi ooy ag deggaan yihiin bulshadeenna Soomaaliyeed qaarkood iyo cimilo-gooreedka dalkeenna oo aan sida qaalibka ah la baran aqoon fiicanna aana loo lahayn ayaa  waxay halis ku hayaan dad badan oo webiyada ag dega xilliyada jilaalka khasaare naf iyo maal oo ku dhaca feejignaan la`aan.

“ Anigoo magaalada joogo ayeey gabadheeyda carruurta u weyn iga soo wacday telefoonka gacanta oo ay itiri aabo wiilashii webigeey ku dhaceen, waxaan u naxay si xun hawshii aan hayeyna faraha ayaan kala baxay waan soo orday, gurigaan imaaday halkaan ayeey carruurtii ka baxeen ayaa leeygu yiri markii aan soo gaaray meeshii ay carruurteeyda uga daateen webiga oo ay dadkii xaafadda tuuran yihiin ayey dadkii i horjoogsadeen oo ii diideen inaan si rasmi ah u arko halkay webiga uga dhaceen carruurteeydi waxayna u haysteen inaan webiga isku tuurayo waxay I dhaheen “ Samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo ee ka noqo meeshan” .

“Waxaan u sheegay oo kale inaan doonayo inaan soo arko meeshay kaga dhaceen aananne dib u noqoneyn”  sidii ayaan meeshii ku imid oo ay webiga uga dhaceen saas ayeyna iiga dhinteen” sidaas waxaa ku yiri ERGO Maxamuud Xiireey Barre ‘Aargute’ oo ah aabo Jooga Beledweyne oo mar  qura labo wiil uu dhalay kaga naf waayeen webiga shabeelle kaas oo markuu ii warramayey ka calooltabyoonayey gocoshada ay dhibaatadan ku reebtay awgeed.

Sidoo kale dadka reer guuraaga ah ayaa iyana xilliyada jiilaalka dega daafaha waadiyada iyagoo daneeynaya iyaga iyo xoolahoodaba inay harsadaan harka qaboow ee dhirta ka baxda hareeraha togaggan.

Shirre Xuseen Caafi oo ah siddeetan jir ah baa uga sheekeeyay raadiyo Ergo musiibo baaxad weyn oo asiibtay xilli hore “ Afar boqol oo Ari ah iyo afar ruux ayey maalin nooga nafwaayeen daad uu nagu soo rogay  waadiga la yiraah Warwqumayo oo ah waadi ku yaal jihadaas waqooyi ee Beledweyne, xoolahii waa naga baaba’een dad iyo xoolaba naga salfay labo qoys oo guurta ah ayaan horseed u ahaa meel meeshaas ka fiican oon cidda ku furo ayaan waayey, dagmadii taaga ahayd horteey ayaa qoysas soo guuray degeen  isma lahayn meeshan ayaa daad roob keenay idinku halaagayaa maalinkaas taariikhda nolosheeyda dhibaato iiga daran ima soo marin” ayuu yiri Shire.

Dadka deegaankan ee aqoonta u leh cilmiga bulshada iyo habdhaqankooda, ayaa inta badan ku adkeeysanaya in dhibaatooyinka naf iyo maalba salfada ee ay ku dhaca bulshadan degta daafaha webiyada iyo kuwa reer guuraaga ah ay tahay mid ay ugu wacan tahay aqoon-yarida dadkeenna ka haysata isbaddalka cimilada iyo iyagoo aanan helin baraarujin ku filan ee laga siiyo halista ay leeyihiin togagga ama waadiyada ay ag degayaan xilliga jiilaalka.

Abdullahi Salad/MH/AM

Previous Post

SWALIM: FATAHAADO LAGA BAQAYO XILLIGA DAYRTA

Next Post

SAAMEYNTA DAADADKA BELEDWEYNE

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
SAAMEYNTA DAADADKA BELEDWEYNE

SAAMEYNTA DAADADKA BELEDWEYNE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo