Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

MAXKAMADDA CIIDAMADA PUNTLAND OO XUKUNNO KU RIDDEY ASKAR KUFSI U GAYSTAY GABAR YAR

admin by admin
June 15, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
MAXKAMADDA CIIDAMADA PUNTLAND OO XUKUNNO KU RIDDEY ASKAR KUFSI U GAYSTAY GABAR YAR
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Bari, Karkaar iyo Sanaag, ayaa xukunno min 10-sano ah ku riddey labo eedeysane oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida oo kufsi ugu geystay gudaha magaalada Boosaaso gabar 7-jir ah, sida uu maxkamadda horteeda uu ka caddeeyey xeer ilaaliye Cabduqaadir Siciid Gaacshe.

Labada eedeysane ee lala xiriirinayey faldambiyeedka kufsiga ayaa ka hor qirtay maxkamadda inay geysteen falkan kufsiga ah ee lagula kacay gabadhani yar ee 7-sano jirka ah, xeer ilaaliyaha soo eedeeyey labadani askari ee geystay faldambiyeedka kufsiga ayaa ka codsadey maxkamadda in lagu xakumo min 25-sano oo xarig ah iyo xuquuqda ay gabadhu leedahay.

Gabagabdii dhageysiga dacwadda maxkamadda, waxaa ku dhawaaqey xukunka guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Bari, Karkaar iyo Sanaag Cawil Axmed Faarax.

“Markey maxkamaddu dhageysatey doodda labada eedeysane iyo qodobada ay xeer ilaalintu ku eedeysay, markey aragtey qiraalka ay qirteen eedeysanayaasha inay kufsadeen gabadhani yar, ee aan la horkeenin maxkmadda duruufo caafimaad darteed, waxay maxkamaddu ku xukuntey eedeysanayaasha kiiba 10-sano oo xarig ah iyo xuquuqda gabadha yar”.

Kufsigu wuxuu lumiyaa rajada iyo mustaqbalka gabdhaha, wuxuu ku reebaa walwal iyo walbahaar aan hareyn, sanad kasta waxaa la kufsadaa gabdho Soomaaliyeed mana helaan xuquuqdooda, iyo cid u doodda.

Axmed Somali/MG/FM

Previous Post

WHO OO XARUN CAAFIMAAD KA FURTAY DEGMADA XUDUR

Next Post

50 barakacayaal ah oo la baray xirfado ay ku shaqaystaan

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
50 barakacayaal ah oo la baray xirfado ay ku shaqaystaan

50 barakacayaal ah oo la baray xirfado ay ku shaqaystaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo