Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

HAAMO SUN LOOGA SHAKIYAY OO KU CAARIYAY XEEBTA LIIDO EE MUQDISHO

admin by admin
June 6, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
HAAMO SUN LOOGA SHAKIYAY OO KU CAARIYAY XEEBTA LIIDO EE MUQDISHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIllaa iyo afar haan oo afka ka xiran loogana shakiyay inay sun sidaan badweyntana kasoo caariyeen ayaa lagu arkay afaafka hore ee xeebta Liido oo ah goob ay haatan ku tamashleeyaan dadka Muqdisho, amaa qaar deegaanno kale oo caasimadda ka baxsan ka yimaada.

Xeebta oo aan tegay waxay aheyd mid cidlo ah oo dadka ay ka kala carareen, dad kooban oo mas`uuliyiin ay ku jireen ayaana ku arkay sanka iyo afkana ay u duubnaayeen.

Guddoomiyaha degmada Cabdilcaziiz ee ay dhacdo xeebta Liido, Cabdullaahi Xuseen Xasan ayaa Raadiyo Ergo uga warramay waxa ay haamahan uga shakiyeen, isagoo baaqna u diray dowladda KMG ah.

Janaraal Garaad Nuur Cabdulle oo ka mid ah saraakiisha booliiska Muqdisho ayaa isna ii sheegay inay gacanta ku dhigeen rag ay uga shakiyeen in haamahan ay ku lug lahaayeen, laakiin baaris dheeri ah ay sameynayaan iyagoo hay`ado kale kala kaashanaya.
Qaar ka mid ah shacabkii ku dabaalanayay xeebta ka hor inta aanay haamahan soo caarin ayaan wax ka weydiinnay sida uu dareenkoodu yahay.

Axmed Xasan Aadan oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda kalluumeysiga kheyraadka badda iyo deegaanka ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in badda Soomaaliya loo isticmaalo meel lagu soo fogeeyo khashinka warshadaha iyo aalado kale oo ay sun ku jirto, beesha caalamkana ay ka doonayaan in arrintan ay dib u eegis ku sameyso.

Meelo ka mid ah xeebaha koonfurta Soomaaliya ayaa sanidihii dambe waxaa mararka qaar lagu arkayay qaar ka mid ah noolaha ku jira badda oo iyagoo meyd ah ku soo caarinaya bannaanka, iyadoo haamaha laga shkiyo ee noocyadaan ahna sidoo kale si ku celcelis ah loo arko, laakiin waxa kooban ahmiyadda la siiyo khataraha ay keenio karaan oo waxaa dhacda in halkii lagu arko looga dhaqaaqo, taasi oo walaac badan ku haysa dad badan oo arrimaha deegaanka ku xeel dheer.

Yusuf Keynaan/MG/FM

Previous Post

Warbixin UNHCR; Xaaladda qaxootiga Soomaalida ee Geeska Afrika

Next Post

Kufsiga haweenka lagula kacayo oo ka jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Kufsiga haweenka lagula kacayo oo ka jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Kufsiga haweenka lagula kacayo oo ka jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo