Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

GUDDIGA KHUBARRADA DHAMMEYSTIRKA DASTUURKA: WAA LAGA GUDBAY QABYO QORAALKII DASTUURKA

admin by admin
June 13, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGuddiga khubarrada dhammeystirka dastuurka qabyada ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in laga gudbay qabyo qoraalkii uu ku jiray muddo badan dastuurka dalka  uuna u gudbay qorma-horaad, la tashiyo muddo kooban kadibna loo gudbayo qormo-labaad si kama dambeys ahna loo horgeynayo guddigii ansixin lahaa

Pro. Maxamed Sheeq Cusmaan Jawaari ayaa inoo sharraxaya hababkii qabyo qoraalka laga gudbay haatan uu soo maray  “Qabya-qoraalka wuxuu ahaa kii uu guddiga madaxa bannaan sanadkii 2012-kii ugu soo bandhigay dadweynaha si ay afkaartooda uga dhiibtaan, muddo laba sano iyo dheeraad ayuu bannaanka yaallay dadweynaha way ka doodeen, guddiga markii uu ra`yiga dadweynaha soo ururiyay ayaa guddigeenna oo 9 khubaro ka kooban loo xil saaray inay guddigaas ka kaalmeeyaan dhanka farsamada si fakradaha dadweynaha loogu tarjumo af khaanuuni ah, qormadaas hore waxaa loo diray madaxda dowladda si ay u eegaan, ka dibna qormo-labaad ayuu u gudbayaa taasoo marka al dhammeystiro ka dib loo diri doono guddiga ansixinta.”

Haddaba maxuu yahay farqiga u dhaxeeya qabyo qoraalka laga gudbay iyo qormo horaadka loo gudbay?

Pro.  Axmed Cabaas Axmed oo isgana xubin ka ah guddigan khuburrada ayaa inoo sharxaya “Nuxur ahaan wax badan kagama duwana, wuxuu kaga geddisan yahay dhanka farsamada iyo qaab dhismeedka, qabya-qoraalka marka loo fiiriyo qaab buu u dhisnaa markii dib loo fiiriyay ee qorma-horaadk aloo gudbayay waxaa la fiiriyay Soomaalidu sida ay dastuurka u sameysan jirtay laga billaabo 1960-kii illaa kuwii ka dambeeyay, kanna dastuurradii hore ayaa la waafajiyay.”

Ku caddeyn la`aanta xudduudaha Soomaaliya dastuurka qabyada ayaa ka mid ah waxyaabaha ay bulshada ka doodeen, haddaba waxa arrintaasi sabab u ah waxaa mar kale inoo sheegaya Pro.  Jawaari “Xudduudaha markaad dastuur qoreyso waa laga tegi karaa waana la caddeyn karaa, dhammaan dastuurradii hore dalka u soo maray kuma caddeyn arrintaasi, waxaana jira arrimo siyaasadeed oo ku hoos jira, una baahan in si nabad gelyo ah loo xalliyo.”

Sida uu ku tala galku yahay horraanta bisha soo socota ayaa lagu wadaa in howlaha dastuurka la soo gabagabeeyo si loogu gudbiyo guddiga ansixinta ku meel gaarka ah, haddii ay oggolaadaanna ay tahay ku talagalka ansixintooda si ugu dambeyn dastuurka loogu meel mariyo afti dadweyne.

Yuusuf  Keynaan/FM

Previous Post

In ka badan afar kun oo Soomaaliya kuna xiran dhinaca koonfureed ee qaaradda Afrika

Next Post

Dadkii ka baracay tuulada Galgala ee gobolka Bari oo dhibaato haysato

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dadkii ka baracay tuulada Galgala ee gobolka Bari oo dhibaato haysato

Dadkii ka baracay tuulada Galgala ee gobolka Bari oo dhibaato haysato

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo