Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadkii ka baracay tuulada Galgala ee gobolka Bari oo dhibaato haysato

Radio Ergo by Radio Ergo
June 14, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dadkii ka baracay tuulada Galgala ee gobolka Bari oo dhibaato haysato
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank14 June, 2012 BOOSAASO Dhulka buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo dagaalo ka socdeen mudooyinkii tegey, waxaa kunool dad isugu jirey beeraley, xoolaley, iyo xijiyeysato, waxayna dantu ku qasabtey in ay ka cararaan deegaanadoodii kadib markii uu saameeyey dagaalka udhaxeeya ciidamada Puntland iyo Ururka Al-shabaab. ee buuraha Galgala, waxaana la xirey dhamaan wadooyiinkii ay isticmaali jireen gaadiidka dadweynaha ee u bixijirey deegaanadan. waxaana ku adkaatey dadkan noolasha, duruufta ayaa ku khasabtey in ay kasoo cararaan deegaanadoodii kadib markii ay waayeen cuno biyo iyo nabadgelyo.

Dadkan kasoo barakacay deegaanada buuraleyda ee Galgala ayaa kor saar ku noqday tuulooyiinka iyo magaalooyiinka ku yaal gobolka, tuulada Af,urur waxay kamid tahay meelaha ay ku nool yihiin dadkani soo barakacay, Radiyaha Ergo oo ay u suura gashey in uu booqdo tuuladan ayaa waxa uu halkaa kula kulmey dad ay ka muuqato dhibaato xaga noolasha ah iyo gudi odayaal ah oo isu xilsaarey sidii loo caawin lahaa dadka soo barakacay, waxayna sheegeen odiyaashu in dadkan ay ubaahan yihiin gargaar bini`aadantinimo.

Magacaygu waa Xuseen Maxamed Xuseen “dhibaatada dadka haysata waxaa laga soo barakacay Galgala, dadkaani waa barakacayaal waxayna quban yihiin tuulooyinka laamiga ku teedsan, xoog yar oo ay hay’ado gargaar soo gaarsiiyeen mooyee, wax kale ma haystaan”
Dadkani barakaca ayaa codsaday in lasoo gargaaro xili xaaladooda noolaleed ee dadkan ay tahay mid aad uliidata maadaama aysan heysan hoy cunto biyo iyo caafimaad, Wasiir kuxigeenka wasaarada Amniga Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo aanu wax kaweydiiney qorshaha Puntland uga degan dadkani kasoo barakacay deegaanada buuraleyda Galgala ayaa yiri.

“Sidaad sheegeysid wey jirtaa arintaas, dawladuna waxbey kaqabatey, heyadaha caalamigana waxbey kaqabteen, wixii kale oo loo qaban karana way noo qorsheysantahay in loo qabto, dadkani dantooda waxa weeye in dib loogu celiyo deegaanadoodii, qorshuhuna wuu noogu jiraa“

Dadka Galgala ka soo barakacay ayaa degey sidoo kale markal laga tago tuulooyinka laamiga, degmada Dhahar wararkuna waxay sheegayaan inay noloshoodu liidato.
Axmed Somali/MH

Previous Post

GUDDIGA KHUBARRADA DHAMMEYSTIRKA DASTUURKA: WAA LAGA GUDBAY QABYO QORAALKII DASTUURKA

Next Post

MSF: 20 sano nolosha qaxootiga Dhadhaab

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
MSF: 20 sano nolosha qaxootiga Dhadhaab

MSF: 20 sano nolosha qaxootiga Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo