Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DADKA AFGOOYE OO KA HADLAY AMNI DARRO IYO BOOB LAGULA KACAY

admin by admin
June 11, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY AFGOOYE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhowaaanahan waxaa isa soo tarayay cabashooyin ka imaanayay dad rayid ah, ganacsato iyo mas`uuliyiin ka soo jeeda degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay ka dhaceen dhacdooyin amaan darro ah oo qalqal ku abuuray dadka deegaanka.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka Afgooye ayaa ku eedeeyay ciidanka DKMG ee gacan ku haynta degmadaas ay amni darro iyo dhac ka geystaan degmada Afgooye.

Mid ka mid dadka deegaanka Afgooye oo lagu magacaabo Xasan Aw Bakar oo sharaxaya wixii dhacay markii ay ciidamo dawlada ay soo gaareen degmadaas ayaa radio Ergo u sheegay inay dhibaato iyo isku dhex yaac ay kala kulmeen ciidaamadii degmadaas gaaray, isagoo sheegay in dad badan ay xirxireen tiro badan oo kamid ah ganacsatadana hantidoodii la dhacay.

Xasan Aw Bakar ayaa sheegay in sidoo kale dhac, boob iyo jirdil lagula kaco dadka deegaanka oo ay ka mid ahaayeen ganacsato qaarkood ay lacago baad ah ka qaadeen ciidamada dowladda.

Xildhibaan Cabdiqaaliq Cabdullahi Xamsa oo k amid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee  ka soo jeeda degmada Afgooye ayaa dhinaciisa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay in askar kamid ah kuwa dawlada ay lacago baad ah ka qaataan dadka ganacsatada ah, islamar ahaantaasna cabsi iyo qalqal ay ku abuuranto dadka deegaanka gaar ahaan afartii maalmood ee ugu dambeysay xilli ay dadku filayeen nabadgelyo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ciidamadu ay xirxireen dhalinyaro yar yar oo aan gacansaar la lahayn kooxo hubeysan, wuxuuna sheegay inay ku guulaysteen inay siiyaan qaar kamid dhalinyaradaas.

Dhinaciisa Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii oo ah guddoomiyaha degmada Afgooye ayaa sheegay in dhacdooyin ka dhacay degmadaas ay jireen balse goor dambe arrimahaas la xaliyay, isagoo sheegay in ciidaamo badan oo magaalada  ku dhex roondeynayay magaalada ay jireen, balse ciidamada qaar kamid ah dibada looga saaray banaanka magaalada.

Xildhibaanno ka soo jeeda gobolka Shabeellada Hoose, guddoomiyaha Afgooye, ganacsato iyo dadka degan ayaa VOA u sheegay in rag ku labisan dharka ciidamada dowladda ay dhac ka geysteen degmada Afgooye, isla markaana falalkaasi aanla aqbali karin.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle/MG/FM

Previous Post

Barakacayaal hor leh oo gaaray Luuq oo codsadey in la gargaaro

Next Post

Barakacayaal ku dhibaateysan Gedo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Barakacayaal ku dhibaateysan Gedo

Barakacayaal ku dhibaateysan Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-NOV-2026

IDAACADDA 23-NOV-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-NOV-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-NOV-2026
November 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-NOV-2026
November 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-NOV-2026
November 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-NOV-2026
November 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-NOV 2026
November 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo