Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal hor leh oo gaaray Luuq oo codsadey in la gargaaro

Radio Ergo by Radio Ergo
June 11, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal hor leh oo gaaray Luuq oo codsadey in la gargaaro
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank11 June, 2012 LUUQ  Qaar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ah ee ku jira in ka badan illaa 10 xero oo ku yaalla gudaha iyo daafaha degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadleen dhibaatooyin nolol xumo oo xilligan la soo darsay, iyagoo sheegay in xaaladaha nololeed ee ka jira xeryahaas ay aad u liidato.

Barakacayaashan oo ay ka mid ah kuwa dhowaan gaaray degmadaas ka dib colaado ka soo cusboonaaday gobollada Bay iyo Bakool ayaa tiradooda ay ka badan kumannaan kun, kuwaasi oo ay ka mid yihiin haween, carruur iyo dad da` ah.

Cabdi Cali daahir oo ka mid ah guddiga dadka barakacayaasha ah ay leeyihiin oo ku jira xero ku yaalla degmada Luuq oo la hadlayey idaacadda Ergo, ayaa sheegay in dhowrkii bilood ee u dambeeyey xaalado adag oo dhinaca nolosha ah ay la soo daristay dad ka badan illaa kun qoys oo ku jira illaa 13 kaam oo ku yaalla gudaha iyo daafaha Magaalada Luuq, inkastoo ay jireen mucaawinooyin la gaarsiiyay haddana sida uu sheegay Cabdi Cali in kaalmooyinkaas aysan ku filnaanin.

Barakacayaashan ayaa dhibaatada ugu daran oo ay ka cabanayaan waxaa kamid ah cuno yaraan, hoyga iyo weliba adeegyada caafimaadka oo cariiri ah.

Qoysaskan oo badankood ka yimid gobollada Gedo,Bay iyo Bakool, ayaa waxay hay`adaha samafalka ka codsadeen in la soo gargaaro.

Axmed Cumar Saalixi/MG/FM

Previous Post

Waa sidee nolosha dhabta ah ee ay dadka ku barakacay gudaha dalka ku sugan yihiin?

Next Post

DADKA AFGOOYE OO KA HADLAY AMNI DARRO IYO BOOB LAGULA KACAY

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY AFGOOYE

DADKA AFGOOYE OO KA HADLAY AMNI DARRO IYO BOOB LAGULA KACAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-JUN-2026

IDAACADDA 10-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUN-2026
June 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo