Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaateysan Gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
June 12, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku dhibaateysan Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank12 June, 2012 GEDO Boqollaal qoys oo ka soo barakacay qeybo ka mid ah gobollada koonfur-galbeed dalka ayaa dhibaatooyin ay ku haystaan qaybo ka tirsan gobolka Gedo, dadkaan oo ku sii jeeda xeryo qaxooti oo ku yaalla deegaanka Doolow Itoobiya, siduu Raadiyo Ergo u sheegay Daahir Cabdiraxmaan cabdi oo ka tirsan hay`ad gargaar oo la yiraahdo ASEP “Dadkan waa dad soo lugeeyay oo aan waxba wadan, Bakool iyo Bay ayay ka yimaadeen badankood, aad bey u rafaadsan yihiin mana wataan raashiin iyo biyo, qaar waxaa soo dhoweeya oo halkaan keen baabuurta ciidamada, annaga waxaan u sameynay meelo ay qorraxda ka harsadaan, musqulo iyo meelo ay biyo ka heli karaan. “

Daahir ayaa sheegay in dadkaan soo qaxay ay isugu jiraan dad ku hakada gobolka Gedo, kuwaasoo qiyaastii uu sheegay in boqol qoys ay bishiiba soo galaan gobolka, halka ay jiraan kuwo kale oo aan tirakoobneyn kuwaasoo usii gudba xadka Itoobiya iyo Kenya.

Cabdi Cali daahir oo ka mid ah guddiga dadka barakacayaasha ah ay leeyihiin oo ku jira xero ku yaalla degmada Luuq oo la hadlayey idaacadda Ergo, ayaa sheegay in dhowrkii bilood ee u dambeeyey xaalado adag oo dhinaca nolosha ah ay la soo daristay dad ka badan illaa kun qoys oo ku jira illaa 13 kaam oo ku yaalla gudaha iyo daafaha Magaalada Luuq, inkastoo ay jireen mucaawinooyin la gaarsiiyay haddana sida uu sheegay Cabdi Cali in kaalmooyinkaas aysan ku filnaanin.

Mohamed Garane/FM

Previous Post

DADKA AFGOOYE OO KA HADLAY AMNI DARRO IYO BOOB LAGULA KACAY

Next Post

SAAMAYNTA AY ISBEDELLADA MAAMUL IYO AMMAANKU KU YEESHEEN WAXBARASHADA GOBOLKA HIIRAAN

Related Posts

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
SAAMAYNTA AY ISBEDELLADA MAAMUL IYO AMMAANKU KU YEESHEEN WAXBARASHADA GOBOLKA HIIRAAN

SAAMAYNTA AY ISBEDELLADA MAAMUL IYO AMMAANKU KU YEESHEEN WAXBARASHADA GOBOLKA HIIRAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-AUG-2026

IDAACADDA 17-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo