Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY AFGOOYE

admin by admin
June 18, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY AFGOOYE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDegmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose oo ay dhawaanahan ka dhaceen falal amaan daro oo ay dad rayid ah ku dhinteen, islamar ahaantaasna boob loogu gaystay hanta ay leeyihiin dad rayid ah ayaa waxaa ka dhaqan galay tallaabooyin wax looga qabanayo amaanka degmadaas.

Sida uu xalay ku dhawaaqay gudoomiyaha gobalka shabeelaha hoose ee dowlada kumeelgaarka Cabduqaadir Maxamed Nuur gudiga amniga gobalkaasi ayaa go’aamiyay  bandow magaaladaas ka dhaqan gala xiliga haweenkii ah.

Bandawga oo bilaabmaya 6:00 maqribnimo ilaa 6:00 aroornimo ayaa lagu wadaa in uu saameeyo isu socodka gaadiidka wadada dheer ee xiriirsa degmadaas iyo magaalada Muqdisho.

Maamulka degmada Afgooye ayaa sheegay in tallaabadaas ay u qaadeen sidii ay amaanka wax looga qaban lahaa, waxaa ay ciidamadu roondayn doonaan waddooyinka xiliga habeenkii oo dhan.

Gudoomiyaha shabeelaha hooseayaa sheegay in bandowgan wixii xalay 17 June ka danbeeya uu dhaqan geli doono uuna saameyn doono gaadiid ka yimaada gobolada  ka baxsan degmadaas.

Maamulka ayaa sheegay in gaadiidka ay habeenkii ku xarayn doonaan xarumo loogu talagalay islamar ahaantaasna ay aroortii shaqadooda dib u bilaabi doonaan.

“Gaariga meel alaalle meesha uu yimaado ayuu seexanayaa, amaanka waa la sugayaa” ayuu Cabduqaadir Maxamed Nuur.

Go’aankan maamulka degmada Afgooye ka soo baxay ayaa waxaa durbaba cabasho ka muujiyay darawalada gaadiidka isaga goosha Muqdisho iyo degmadaas, iyagoo ku dooday in arrintaas ay waxyeelo u gaysan doonto ganacsiga siiba caanaha iyo isku socodka dadka ka ganacsada meelaha ka baxsan Afgooye ee u soo shaqo tagi jiray sida magaalada Muqdisho.

Mid kamid ah darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ee wadadaasi mara ayaa radio ergo ugaga waramay sida ay arintani u saameyneyso, wuxuuna yiri.

“ Haa aad bay arrintaas noogu adagtahay, waayo gaadiidkeena waxa uu shaqayn jiray habeenkii oo aanu ku soo qaadi jirnay qudaarta iyo caanaha”.

Degmada afgooye ayaa ah goobistiraatiiji ah oo ay maraan wadooyin muhiim ah oo isku xira guud ahaangobalada koonfurta soomaaliya kuwaasi oo xili waliba wadan isticmaali jiray goaankan uu si weyn u saameyn doono.

Yusuf Keynaan/MG/

Previous Post

Nolosha iyo sharciyada qaxooti Soomaali ah oo ku nool Malawi

Next Post

Soomaali lagu dilay Koonfur Afrika

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Soomaali lagu dilay Koonfur Afrika

Soomaali lagu dilay Koonfur Afrika

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo