Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

WAASIDEE QAABKA LOO DHISO AQAL SOOMAALIGU

admin by admin
January 2, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
WAASIDEE QAABKA LOO DHISO AQAL SOOMAALIGU
6
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankinkasatoo is badel  ku yimi dhaqanka guurka  dhisida guryaha aroos yada hadana waxaa jira meelo uu dhulka Soomaalilada kaga siii hadhsan yahay laguna arkayo xilayada barwaaqada ah aroosyada ladhisayo,  haddaba mar aan socdaal ku taganay deegaanaka Kalabaydh oo ka tirsan gobolka Sool waxaan la kulamay dad reer miyi ah  oo wali haysta dhaqa kii aroosyada ee Soomaalilada lagu yiqiin, waxa indhahaaga markiiba soo jiidanaya aqalwayn ku wa ay dhistaan haweenka miyiga jooga, gurigaas oo aad u baaxad weyn markaad dhan kasta ka eegto.

Cali Cismaan Jibriil waa aqoonayan dhanka aroos dhisida aad uga qayb qaata wuxuu Radiyo Ergo uga waramay  qaabka aroosayada loo dhiso wuxuu yidhi “aqalka aroosku waa ka duwan yahay aqalada kale ee aan dhisano, wuuna weyn yahay, wuxuuna ka kooban yahy rar, saan, dhig mid hoose iyo mid loola  oo xaga sare lasaaro, xadhig  iyo tiir loo gooyo, rarradu waxay ka kooban tahay todob,  saamuhu waxay kakooban yihiin lab, dhigaha hoose waxay ka kooban yihiin lix ama sideed, dhigaha loolalka sare labaatan la is ku daba xidhay waa afartan  iyo kabadan iyo laba jarco iyo laba dheeg saar iyo sadex dulsaar waxaan  ilaalinaa cabirka aqalka arooska wuxuuna u dhigmaa sadex aqal oo aan ahayn kuwa arooska loogu tala galay.

Dhanaqanakaa wuxuu  yahay midka haga umadaha tusana jiritaan kooda taariikheed kana ilaaliya, is aysan ula kulmin is bedel dhanaka taariikhda ah, Soomaalidu waxay leeyihiin dhaqan ilaaliya jiritaanka Soomaalinimada in kasatoo aad arkayso xaalado badalaya dhaqanka reer miyiga iyo kan magalada oo aan hore loo aqoon,  majiraan dad si rasmiya hada u isticmaala weelkii agabkii lagu dhaqmi jiray xataa aroosyada miyiga waxaa la keenaa ood  arkaysaa iyadoo laga dhisayo guryaha caadiga ah  ama sandaqad, waa arin dhibaato wayn ku haysa dhaqan ka Soomaalida hadaan wax laga qaban keeni doonta in lawaayo ruux ka sheekeeya  dhaqanaka suuban loona hayaamo dhaqamo kale oo dhibaato ku soo kordhiya deegaanada Soomaaliada ay kun oo shahay .

cabdikariim Olol/MH

Previous Post

Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF

Next Post

DADKA MANDHEERA OO KA CABANAYA CIMILADA OO QABOW ISKU BADDESHAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
DADKA MANDHEERA OO KA CABANAYA CIMILADA OO QABOW ISKU BADDESHAY

DADKA MANDHEERA OO KA CABANAYA CIMILADA OO QABOW ISKU BADDESHAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18 MAY 2026

IDAACADDA 18 MAY 2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18 MAY 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo