Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF

admin by admin
December 30, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankNin ku hubasan bastoolad ayaa ku dilay magaalada Muqdisho laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda MSF, kuwaasoo kala ahaa Philippe Havet 53 jir u dhashay Beljam iyo Andrias Karel Keiluhu 44 jir u dhashaya Indonisa.

Cabdillaahi Xasan Bariise, oo ah afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in ninkii dilka u gaystay labadaan sarkaal ay hadda gacanta ku hayaan ayna baadhitaan ku wadaan, dhowaanna la shaacin doono sababta u geystay dilka ”ciidanka ammaanka oo goobta ka ag dhowaa markay maqleen rasaasta ayey tageen guriga falku ka dhacay, waxaana meeshii loogu tegey Philippe oo mayd ah iyo Andrias oo dhaawac halis ah qaba.” ayuu yiri afhayeenku.

Siday hay’adda MSF sheegtay Phillippe wuxuu shaqaynayey MSF laga soo bilaabo sanadkii 2000, isagoona ahaa khabiir dhinaca isku dubaridka hawlaha degdeg ah halka Andria oo aha dhakhtarna u shaqanayey hay’adda laga soo bilaabo 1998dii

Dhaqtarka ayaa dhaawicii ugu geeriyooday isbitaalka Madina habeenkii xalay, dhinaca kale guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci ayaa isaguna sheegay inay aad ugu xun yihiin falka dhacay, wuxuuse dhan kale ka dhawaajiyey in hay`addaani aysan war buuxa ka hayn ka maamul ahaan howlahooda iyo goobtay degganaayeen toona “Hay’addaani degmada Wadajir ayey degganayd, mana jirin ayuu yiri si hufan oo ay ku degganaayeen, kumana aysan xirnayn maamulka degmada, waxaana jirey rag si gaar ah maamul diid u ah oo gaar u ilaalinayey raggaan.”

MSF ayaa ka shaqaynaysay Soomaaliya ilaa 1991dii haddana waxay ka hawl gashaa 13 xarumo caafimaad oo wadanka ku yaal, ayna ka fuliso hawlaha degdega ah ee dhnacyada xanaanada carruurta, hooyada uurka leh, talaaka, nafaqaynta iyo sidoo kale caawinta qaxootiga Soomaalida ee ku kala jira xeryaha Dhadhaab Kenya iyo Dolo Cado oo Itoobiya ah.

Shaqaalaha isugu jira Soomaalida iyo ajaanibta ayaa dhibaato ku qaba howlahooda samafal ee ay ka wadaan gudaha waddanka, dhowaan ayaa laba ruux oo u shaqaynayey hay`adda miino saarista ee laga leeyahay Denmark ee DDG laga afduubtay koonfurta magaalada Gaalkacayo welina gacanta ugu jira kooxihii afduubka u geystay, sidoo kale toddobaadkaan waxaa lagu dilay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan saddex hawl wadeen oo u shaqaynayey barnaamijka cuntada Qaramada Midoobay ee WFP. Waxaa iyana afduub loogu haystaa laba xubnood oo u shaqaynayey hay`adda SMF Spain lagana soo kaxaystey xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Kenya oo ay ka wadeen howlo safamal.

Dhibaatooyinka loo gaysanayo dadkaan ka shaqeeya gargaarka ayaa xagal dacinaya dadaadallada la doonayo in lagu gargaaro malaayiin Soomaali ah oo dagaallada 21 sano socdaa naafeeyeen sidoo kale ay ugu darsameen abaaraha, dawlad la`aanta iyo dhamaan adeeggii bulshada oo maqan.

Yusuf/MH

Previous Post

DADKA DEGGAN GARACAD OO ISKA KAASHANAYA JOOJINTA HOWLAHA BUDHCADBADEEDDA

Next Post

WAASIDEE QAABKA LOO DHISO AQAL SOOMAALIGU

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
WAASIDEE QAABKA LOO DHISO AQAL SOOMAALIGU

WAASIDEE QAABKA LOO DHISO AQAL SOOMAALIGU

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-JUL-2026

IDAACADDA 08-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo