Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xannibaadda hay’adaha gargaarka iyo amni-xumada waddooyinka oo dhibaato ku ah gurmadka dadka baahan

admin by admin
December 1, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSida ay warbixin ku soo saartay xafiiska isku dubbaridka arrimaha bani’aadannimo ee OCHA xannibaaddii ururka Alshabaab ku soo rogeen hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo ammaan darrida jirta oo sii kordhaysay.

toddobaadkaan ayaa hakad gelinaya gurmadka loo samaynayo dadka baahan, 28-kii bishaan qarax ayaa ka dhacay cisbitaalka dhallaanka iyo hooyada ee Banadir kaasoo ay ku dhawacmeen 7 carruur ah, 27-kii bishana 12 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka kala dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan, 30 November ayaa isaguna qarax kale lala eegtay xarunta taliska ciidanka Soomaaliya ee Villa Baydhabo halkaasoo qof is qarxiyey ku galaaftay nolosha 8 qof, isla shalay sidoo kale qarax kale oo miinada dhulka la geliyo ahayd ayaa ka dhacday xaafadda Dharkenley taasoo dishay 7 haween oo ka mid ahaa kuwii hawlaha nadaafadda ka shaqaynayey.

Dhinaca gobollada Jubbooyinka  iyadoo ay weli socdaan hawl gallada ciidanka Kenya  ayaa tiro aan la caddayn oo dad ahi ku dhinteen, sidoo kale wararka ka imanaya gobollada Jubbooyinka ayaa tilmaamaya in dadkii shicibka ahaa ay billaabeen inay ka cararaan tuulooyin badan.

Dhammaan hawl galladaan ciidamada Kenya waxay xannibayaan dadaalladii lagu gargaari lahaa bulshada baahan, hay’ad ka mid ah kuwa gudaha ka hawl gala kana shaqaynaysay gobollada Jubbooyinka ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in gebi ahaanba hawlaheedii gurmadka dadka baahan ay xannibeen dagaallada socda, uuna dib u dhacu sii socon doono.

28-kii November ayaa ururka Alshabaab, xannibaad ku soo rogeen hay’adihii qaramada midoobay, kuwa caalamiga ah iyo kuwa gudaha ee ka shaqaynayey arrimaha gargaarka bani’aadannimo kana hawl galayey gobollada ay maamulaan ururkaani, sido kale waxaa la xannibay qalabkii iyo xafiisyadii ay ku shaqaynayeen hay’adahan, xooghayaha guud ee qaramada midoobay Ban kimoon  iyo u qaybsanaha isku dubbaridka arrimaha bani’aadannimo Valarie Amos ayaa iyaguna baaq ay soo saareen ku codsaday in xayiraadda laga qaado hay’adahaan, ayna Alshabaab ka baxaan xafiisyada hay’addahay qabsadeen (Riix) , aysan wax macno ah u keenayn xannibaaddoodu sidii loo gargaari lahaa dadka baahan ee la doonayey in la tiigsado sanadkaan, ayna arrintaani keenayso oo keliya inay macaluushu ku soo noqoto meelo badan.

Waxyaabaha kale ee dhibaatooyinka ku ah gurmadka dadka baahan ayaa ah sidii loo geyn lahaa goobaha cunto tayo sare leh, oo dhinaca nafaqaynta ah si loo daboolo baahiyaha, sidoo kale waxaa xannibaado kale ah waddooyinka oo liita, xilli roobaad lagu jiro ka sokow ammaanka gobollada Koonfureed waa dhibaatooyinka hor taagan gargaarka bani’aadannimo.

Baahida dhinaca caafimaadka ayaa OCHA sheegtay in 3.7 milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar.

MH

Previous Post

Qoyska dhalay Carruur walaalo ah oo dhibaato caafimaad ku haysato degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo codsanaya kaalmo bani’aadannimo

Next Post

Saadaasha Roobabka

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Saadaasha todobaadka

Saadaasha Roobabka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo