Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoyska dhalay Carruur walaalo ah oo dhibaato caafimaad ku haysato degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo codsanaya kaalmo bani’aadannimo

admin by admin
December 1, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoyska dhalay Carruur walaalo ah oo dhibaato caafimaad ku haysato degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo codsanaya kaalmo bani’aadannimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa soo badanaya dhibaatooyinka xaga caafimaadaro ee heysta qoysaska Soomaaliyeed ka dib burburkii dawladii dhexe, waxaa kaloo intaas u siidheer qoysaska qaarkood dhibaato xaga helitaanka quutul daruuriga ah oo ayba suurowdo in ay mararka qaar aysan maalin dhan waxba helin.

Gobolka Mudug iyo degmooyinka hoosyimaada ayaa dadka ku nool qaar kood waxaa heysata dhibaato nolol xumo iyo mid caafimaad.

Degaanka Xarfo oo ka tirsan gobolka Mudug oo weriyaheena gobolkaas Xasan Burtinle tagay ayuu wuxuu halkaas kula kulmay qoys ka mid ha qoysaska ku nool tuulada Xarfo, qoyskaan waxaa heysata dhibaatooyin badan oo ay ugu daran tahay xaga caafimaadka.

Qoyskaan ayaa wax u ka kooban yahay 7 carruur ah iyo walabadii waalid, ma aha qoys shaqeeya, mana u helaan si joogta ah nolol maalmeedkooda, laba ka mid ah carruurta ay dhaleen ayaa waxaa heysta dhibaato caafimaad xumo, carruurtaani ma aha kuwa istaagi kara oo waliba mid kamid ah ma fariisan karo, ma hadli karaan oo ma sheegan karaan wax kastoo dhibaato haysta, ama ay ubaaahan yihiin, intaa waxaa sii dheer wax dareena ma leh, haddana wax ay cunayaan wax kasta oo ay arkaan sida ciida, dhagxaanta iwm.

Hooyo Fartuun Axmed Xirsi oo ah hooyada dhashay ayaa nooga waramaysa dhibaatada heysata carruurtaan iyo waliba wuxuu yahay xanuunka haya carruurtaan.

Fartuun waxay sheegtay inay aad uga dhibaateysan yihiin xanuunka carruurtooda, tabarna aysan u heynin in ay dhakhtar geeyaan, waxaa kaloo ay sheegtay Fartuun in ay qabaan dhibaato kale tasoo ah in aysan awoodin in ay si joogta ah u helaan quutul daruuriga, aabaha dhalayna ee masúulka ka ah qoyskana waa baaga muudo.

Ugu dambeyntiina waxay codsanayaan qoyskaan dhibaateysan in ay ubaahan yihiin gargaarka Alle iyo cid kasta oo wax tari karta nolosha iyo xanuunka haysta carruurtooda.
Xasan Burtinle/MH

Previous Post

DHIBAATADA CUDURKA AIDS, MAANTOO AH 1DA DISEEMBAR SANADKASTA WAXAA LA XUSAA MAALINTA LOO ASTEEYEY CUDURKAAN.

Next Post

Xannibaadda hay’adaha gargaarka iyo amni-xumada waddooyinka oo dhibaato ku ah gurmadka dadka baahan

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda

Xannibaadda hay’adaha gargaarka iyo amni-xumada waddooyinka oo dhibaato ku ah gurmadka dadka baahan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-SEP-2026

IDAACADDA 19-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-SEP-2026
September 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo