Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

GANACSATADA DABKII BOOSAASO KU HANTI BEELAY OO DHIBAATO AY LA SOO DARISTAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 15, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
GANACSATADA DABKII BOOSAASO KU HANTI BEELAY OO DHIBAATO AY LA SOO DARISTAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTan iyo markii uu dabka xooggan ka kacay suuqa Boosaaso oo ahaa suuq halbowle u ah ganacsiga kala duwan ee soomaaliya iyo waliba Kilinka shanaad ee Itoopiya, ayaa waxaa dhibaato shaqo la`aaneed ay soo wajahday qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray suuqa.

Suuqa gubtay oo cabirkiisu uu gaarayo qiyaastii 3 KM oo isku wareeg ah  iyo 1 KM oo dherer ah, ayaa waxaa ku ganacsan jiray dad danyar ah oo u badan haween, kuwaasi oo ay noloshoodu ku xirnayd suuqaasi.

Khadra Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah ganacsatadaas oo ay weriyeheenna magaalada Boosaaso la kulantay, ayaa Raadiyo Ergo uga warrantay Khasaaraha uu dabka soo gaarsiiyay.

“ Haa wixii aan haystay waxay ku gubteen baqaarkii aan dhigay, anigu waxaan ahaa qof nolol maalmeedkeeda raadsato, dhibaato adag ayaa na haysa waayo waxaan suuqa ka biilan jiray 5 carruur ah.” ayay tiri Khadra.

Xuseen Guudoow Xaaji, oo isna ka mid ah ganacsatada suuqaasi ku hanti beeshay ayaa u sheegay Raadiyo Ergo in ay hanti badan kaga gubatay suuqaasi

“ Walaal kabar ayaan ku lahaa suuqa, kabarkiina waa iga gubtay, haddana wax aan isla hayo ma jiraan laakiinse wixii Ilahay na siiyo ayaan sugeynaa.”

Aasiyo Maxamed Maxamuud  oo ka mid ah haweenka dhibaatada adag ay soo wajahday ayaa tiri “ Walaal dhowr iyo toban sano ayaan suuqa ka shaqaynayay, waxaana iiga gubtay hanti aan la xisaabi Karin oo aad u fara badan, carruurteenna iyo innaggana dhibaato adag ayaa na haysa waayo carruurta waxay naga sugayaan waxbarasho iyo waxay cunaan, waxaan ka codsanaynaa ciddii na gacan qaban karta inay na caawiso.”

Si kastaba waxaa howlahoodii qiimeynta ahaa wali ku guda jira guddi uu dhowaan maamulka Puntland u magacaabay inay soo qiimeeyaan baaxadda dhibaatada uu dabku reebay.

Aamino Ladan Axmed/MG/FM

Previous Post

Saadaasha hawada ee toddobaadka

Next Post

Ceelal biyoodyo ku yaal Mandheera oo ay daadadku aaseen

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Ceelal biyoodyo ku yaal Mandheera oo ay daadadku aaseen

Ceelal biyoodyo ku yaal Mandheera oo ay daadadku aaseen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo