Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

BURCAD-BADEEDDA OO LAGA MAMNUUCAY GOBOLLADA DHEXE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 21, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
BURCAD-BADEEDDA OO LAGA MAMNUUCAY GOBOLLADA DHEXE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaamulka Ahlu-sunnah waljamacah ee gobollada dhexe ayaa si rasmi ah uga mamnuucay, in kooxaha  burcad badeedda ah ay ka howlgalaan deegaannada ay ka arrimiyaan.

Arrintaan oo ka dambeysay ka dib markii uu maamulku ku eedeyay kooxahaan inay doonayaan inay afduub ka geystaan deegannada ay ka taliyaan ayaa waxay ku soo beegmaysaa xilli muddooyinkan dambe ay burcaddu la soo galeen deegaanno ka mid ah gobollada dhexe dad ay ka soo qafaasheen xeebaha kuwaasi oo isugu jira shaqaalaha maraakiib laga leeyahay dunida.

Guddoomiyaha guddiga fulinta ee Ahlu-sunnah Waljamacah gobollada dhexe  Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow, mar uu Ergo la hadlayay wuxuu sheegay in burcaddu ay qorshaynayaan in falal ammaan darro ah oo isugu jira afduub ka geystaan gobollada dhexe.

“Burcad badeeddu awalna dhaqan ahaan ma fiicneyn haddana waxay noqdeen cadowga gobolkaan amniga ka jira sidaas daraaddeed waxaaan bulshada u shegeynaa in deegaanka laga mamnuucay  ayna khandaraas ku soo qateen inay deegaanka qalqal ka abuuraan oo ay dad ajaanib ah ka afduubtaan, ammaan darri kalana ay ku sameeyaan waxaana ku war gelinayaa dadka ammaanku khuseeyo ee k atirsan maamulka inay dadkaas gacanta ku qabtaan oo ay keenaen sharciga hortiisa iyagana waxaan ushegeynaa in ay isaga baxaan deegaanka muddo 24saac ah gudaheed ah.” ayuu guddoomiyhu yiri.

“Cid aan la ogeyn oo ka tirsan burcad badeedda ma soo gali karaan, ciddii deegaanka imaanaysa oo ka tirsan dadkaas waa in aytahay cid ka soo laabatay falkaan foosha xun oo magaca xun wata ,  ciidanka booliiska ee Ahlu-sunnah ayaa amarkaas qaba  hadafka Ahl-sunnah wuxuu yahay in dadka waxii dhibaya ay ka qabtaan deegaanka aan joogno amnigiisa xil gaar ahna ay naga saaran tahay ciddii deegaanka qalqal dhinaca ammaanka ku soo kordhinaysa in aan u digno, haddii ay diidana aanu ka qabanno.”

Kooxahaan burcad badeedda waxaay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan gobollada Galgaduud iyo Mudug, dadka deegaannada gobolladaas ku nool ayaa  inta badan ka cawda sicir kac dhanka cuntada kaasi oo saameeyay dadka danyarta ah ee ku nool deegaannadaasi,  sida uu Raadiyo Ergo ugu warramay Maxamed Sheekh Nuur oo ka mid ah dadka ku nool degmada Xaradheere ee gobolka Mudug.

Tallaabadan ayaa noqonaysaa tii ugu horreysay ee maamulka ay uga mamnucaan  kooxahaan burcad badeedda deegannad ay ka arrimiyaan.

Cabdijamaal Macallin Axmed/ MG/FM

Previous Post

DAD RAYID AH OO KU DHINTAY WEERAR CIRKA AH OO KA DHACAY HOOSUNGOW

Next Post

BANDHIG LAGU HORUMARINAYO DHAQANKA IYO AF SOOMAALIGA OO XAAFADDA EASTLEIGH LAGU QABTAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

BANDHIG LAGU HORUMARINAYO DHAQANKA IYO AF SOOMAALIGA OO XAAFADDA EASTLEIGH LAGU QABTAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo