Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Wasiirka kalluumaysiga Puntland “tababarro xirfaddaha kalluumaysiga ayaanu xeebaha ka qabanay”

admin by admin
November 30, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Wasiirka kalluumaysiga Puntland “tababarro xirfaddaha kalluumaysiga ayaanu xeebaha ka qabanay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankPuntland:- Maamul goboleedka Puntland, ayaa sheegay in ay wadaan tababarro ku saabsan habka kalluumeysiga,,kaasoo ay sheegeen in ay ka wadaan deegaanno ku teedsan xeebaha Puntland.
Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Injineer Maxamed Faarax Aadan, ayaa waraysi uu siiyay Raadiyo ERGO isagoo ku sugan degmada Eyl ee gobolka Nugaal, wuxuu sheegay inay deegaannada ku teedsan xeebaha Puntland ay ka wadaan tababarro ku saabsan habka kalluumaysiga.

Wasiirku waxaa uu tilmaamay in tababarradaan ay ka fulinayaan magaalooyin ku yaalla Puntland, kuwaasoo ay ka mid yihiin,Eyl, Caluula, Baargaal, Bayla, iyo Garacad. Waxaana sidoo kale uu sheegay inay jireen tababarro hore oo ay siiyeen illaa dad kor u dhaafaya 50 qof, kuwaasoo ah shaqaalaha iskaashatooyinka kalluumaysiga Puntland.

Waxaa sidoo kale uu wasiirku shaaca ka qaaday, in casharradaan ay bixinayaan macallimiin ajaanib ah, kuwaasoo sida uu sheegay ku takhasusay cilmiga badaha iyo habka kalluumaysiga, Wasiirku waxaa uu hadalkiisa raaciyay in markii uu dhammaado tababarkaan sidoo kale la bari doono dhalinyaradaan habka loo xalliyo cilladaha ku yimaada doonta, xilliga ay ku dhex shaqaynayso badda” tababarkaan wuxuu daba socdaa tababar hore, waxaana lagu baranayaa habka kalluumeysiga, sida haddii badda gudaheeda wax lagu noqdo looga badbaadi lahaa, sida kalluunka loo qalo oo loo barafeeyo iyo dhammaan aqoonta badda”.

Wuxuu wasiirka mahad ballaaran u jeediyay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha iyo cuntada ee FAO, iyo hay’adda UNDP oo uu sheegay inay ka caawiyeen tababarradaan.
asiirku wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay inay taabba galayso ujeeddooyinka iyo hadafka la xiriira horumarinta xirfadda kalluumaysiga, maadaama aysan Puntland lahayn Machad ama goob hadda lagu barto xirfadda kalluumaysiga.Wuxuu sheegay in qalab ay ku shaqaystaan dhallinyaradaani ay wasaaraddu siin doonto markay tababarrada dhamaystaan. wuxuu caro ka muujiyay dhallinyarada ka midka ah burcad-badeedda kuwaasoo uu ku tilmaamay kuwo meel uga dhacay sumcaddii iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed mustaqbalkoodana aanu wanaagsanayn .

Ugu dambayntii wasiirku wuxuu sheegay inay jiraan maraakiib shisheeye oo had iyo goor si sharci darro ah u gurata ugana qaraabata khayraadka dabiiciga ah ee badda Soomaaliya, waxaana wasiirku uu sheegay inaysan DKMG ee Soomaaliya iyo maamulkooduba lahayn gaadiidkii ilaalada badda Soomaaliya iyo quwad ay isaga celiyaan maraakiibtaasi sharci darrada ku guranaysa khayraadkii dabiiciga ahaa ee dhex ceegaagay baddeenna,isagoo beesha caalamka ugu baaqay inay dhibaatadaasi wax ka qabtaan.

 

Mohamed Abdullahi Kooshin/AA/MG/FM

Previous Post

LABO CARRUUR AH OO AY XAALAD CAAFIMAAD DARRO OO QATAR AH KU HAYSO BELED-XAAWO

Next Post

DHIBAATADA CUDURKA AIDS, MAANTOO AH 1DA DISEEMBAR SANADKASTA WAXAA LA XUSAA MAALINTA LOO ASTEEYEY CUDURKAAN.

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
DHIBAATADA CUDURKA AIDS, MAANTOO AH 1DA DISEEMBAR SANADKASTA WAXAA LA XUSAA MAALINTA LOO ASTEEYEY CUDURKAAN.

DHIBAATADA CUDURKA AIDS, MAANTOO AH 1DA DISEEMBAR SANADKASTA WAXAA LA XUSAA MAALINTA LOO ASTEEYEY CUDURKAAN.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo