Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Somaali laga musaafuriyay Angola

admin by admin
November 29, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Somaali laga musaafuriyay Angola
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankAngola:- Ciidamada wadanka Angola ayaa dhallinyaradaan Somalida ah oo tiradooda lagu sheegay ilaa 15 waxa ay kadib marki ay sii daayeen waxa ay si qasab ah uga gudbiyeen xadka dalka Angola uu la wadaago waddanka Congo Brazaville.iyagoona ciidamadu ay amar ku siiyeen dadkaasi in ay gudaha u galaan waddankaasi Congo Brazaville.

Daahir ugaas oo isagu ah afhayeenka jaaliyadda soomaaliyeed ee waddanka Angola ayaa sheegay in dhallinyaradaan ay qeyb ka ahaayeen illaa lix iyo kontan kale oo dhammaantoodba ah muwaadiniin soomaaliyeed kuwaasoo uu ku jiray xabsiyada ku yaala waddanka Angola.Daahir ayaa sidoo kale sheegay in15kaan dhallinyarada ah ay xabsiga ka soo saareen ciidamo u dhashay Angola kadib marki ay xanuunsadeen iyagoona ugu waramay in ay geynayaan cusbitaal hase yeeshee inta afar afar la isu raaciyay in lagu amray in ay xadka Congo barazavile u gudbaan waxaana uu sheegay in dhallinyaradaasi ay dhibaatooyin fara badan la kulmeen.

“Xiriir ayay nala soo sameeyeen kolkii ay tageen Congo brazavile waxaan kula talinay in ay isu dhiibaan dowladda wadankaasi waana ay isu dhiibeen waxa lagu xareeyay xero weyn oo xabsi oo kale ah balse dhaanta xabsiyada dalka Angola” sidaana waxaa Radio ERGO u sheegay Daahir Ugaas afhayeenka jaaliyadda soomaalida ee wadankaasi Angola.

Bishaan Nofembar 20keedii ayay ahayd markii xilli habeennimo ah lagu wargaliyay maxaabiis soomaaliyeed oo ku jirta xabsi magaalada caasimadda ah ee Luanda qiyaastii u jirta 55km lagu wargaliyay in ay i diyaar garoobaan lana qaadayo iyadoo aan loo sheegin halka loo qaadayo,maxaabiistaasi waxaa ka mid ahaa Guuleed Maxamad Axmad waxaa uu idaacadda ERGO u sheegay in lagu soo qaaday diyaarad ciidan lana keenay gobol lagu magacaabo Kibanda oo xad la wadaaga wadamada Congo brazaville iyo Congo Kinshasa.

Guuleed ayaa sheegay in xabsigaan uu ka liitto kii hore waxa uu yiri malahan koronto iyo biyo toona “marki aanu joognay xabsigi u dhawaa caasimadda Angoola waxaa noo imaan jiray oo aan taageero ka heli jirnay soomaalida laakiin meshaan soomaali ma joogto ,aniga sadex sano ayaan ku jiraa xabsiyadaan lamina soo koobi karo dhibaatooyinka igu qabsaday xabsiyadaan mudadii aan ku jiray ayuu hadalkiisii ku soo gabagabeeyay Guuleed oo ah wiil soomaaliyeed oo ku jira xabsi ku yaala waddanka Angola.

Si kastaba ha ahaatee soomaali badan ayaa ku dhibaateysan xabsiya badan ku yaala qaaradda afrika gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha xilli la qabtay iyagoo doonaya in ay u sii tahriibaan waddanaka South afrika,mana jirto illaa iyo hada cid mas,uuliyadda muwaadiniintaasi dusha iska saartay amaba u ol oleysay sii deyntooda.

Faarax Dubad/AA/MG

Previous Post

Dad rayid ah oo ku eedeeyay militariga Kenya inay dhibaateeyeen

Next Post

LABO CARRUUR AH OO AY XAALAD CAAFIMAAD DARRO OO QATAR AH KU HAYSO BELED-XAAWO

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
LABO CARRUUR AH OO AY XAALAD CAAFIMAAD DARRO OO QATAR AH KU HAYSO BELED-XAAWO

LABO CARRUUR AH OO AY XAALAD CAAFIMAAD DARRO OO QATAR AH KU HAYSO BELED-XAAWO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo