
Waxaana hadaba maanta oo ah maalin weyn aan idinka codsaneynaa qofkasta oo idinka mida iyo bulshada Soomaaliyeedba in ay ficil ka geystaa sidii deg deg loogu sii deyn lahaa Poul iyo Jessica. Sida iminka la socotaanba, Poul iyo Jessica waa laba qof oo gar gaarka ban-addanimada ka shaqeeya waxaa na ay wadanka Soomaaliya u imaadeen sidii ay u caawin lahaayeen dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolkan.
Today is festival day [Eidul Adha] which is a joyful day for all Muslims around the world celebrating the fulfilment of one of the five pillars of the Islam {Hajj when many Somali people will be spending their best of time with their families, For the family of Poul and Jesica and the staff of DRC and DDG, it is a difficult time. On this day, we ask of every one of you and the Somali community to do all they can for the immediate release of Poul and Jessica. As you are aware by now, Poul and Jessica are humanitarian aid workers who came to Somalia to assist the Somali civilians in the region.










