Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Bad-maaxiin Pakistaaniyiin ah oo la sii daayay

admin by admin
November 16, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Bad-maaxiin Pakistaaniyiin ah oo la sii daayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGALGADUUD:- 11 Qofood oo dalka Pakistan u dhashay, ayaa dib u helay xorriyadoodii ku dhowaad sanad ay kooxo burcad badeed ah afduub u heysteen.

Dadkan u dhashay dalka Pakistan, ayaa la soo gaarsiiyay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaoliya waxaana iminka gacanta ku haya maamulka Ximan iyo Xeeb.

Raggaan ayaa waxaa ku jira kuwa da’ ah inkastoo ay bad qabaan oo aysan wax xanuuno ah ka muuqanin, waxayna haatan ku sugan yihiin xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ee Degmada Cadaado.

Cumar Maxamuud Diiriye, oo ah mas’uulka maamulkaas u qaabilsan dhanka arrimaha bulshada ayaa waxa uu Radio Ergo u sheegay “Dadkaasi waa 11 nin oo u dhashay dalka Pakistaan in muddo ahna ku jiray gacanta burcad badeedda dadaal dheer oo uu sameeyay maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dhalinyaro deegaanka oo is kaashaday ayaa keentay in dadkaasi ay xorriyadooda helaan ,raggaan waxay da’dooda u dhaxeysaa 30 illaa 70 sano.”

Mid kamid raga xorriyadooda dib u helay oo magaciisa ku soo gaabiyay Cabdulqaadir oo 60 sano jir ah ayaa yiri “Aniga waxaan ahay cabdulqaadir xaalkeennu waa fiican yahay, waxaan jiraa 60 sano waxaan dhammanteen ka soo jeednaa dalka Pakistan waxaan joogaa magaalada Cadaado oo aan soo gaaray shalay.”

Ma ahan markii ugu horreysay ee maamulkaan Ximan iyo Xeeb uu ku guuleysto inuu gacanta kus oo dhigo dad ay gacanta ku hayeen kooxaha burcad badeedda ee ku sugan gobolka ,waxaana ay sheegeen inay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan kooxdaan burcad badeedda ah oo sida uu sheegay maamulka dadka ku haya dhibaato aan dhammaad laheyn.

Cabdijamal/MG/FM

Previous Post

Dhibaatada barakacayaashu ku qabaan qaadashada cuntada gargaarka

Next Post

Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Related Posts

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
blank
Arrimaha Bulshada

Muqdisho: Wiil ganacsi u hirgalay ku furtay lacag uu mar u qorsheeyay inuu ku tahriibo

March 14, 2025
Muqdisho: La kulan nin noloshiisa iyo midda qoyskiisa ku hormariyay xirfad uu bartay
Arrimaha Bulshada

Muqdisho: La kulan nin noloshiisa iyo midda qoyskiisa ku hormariyay xirfad uu bartay

March 3, 2025
Next Post
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY 2025

IDAACADDA 19-MAY 2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY 2025
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY 2025
May 19, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 18-MAY-2025
May 18, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2025
May 17, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2025
May 16, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2025
May 15, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo