Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MEYDAD HOR LEH OO LAGA HELAY XEEBAHA LIIBIYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 31, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
MEYDAD HOR LEH OO LAGA HELAY XEEBAHA LIIBIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMeydad hor leh oo kamid ah dadkii dhawaan dooni ay saarnaayeen inkabadan 50 qof oo Soomaali ah ay kula qariqmatay xeebaha Liibya ayaa laga helay meel u dhaw xeebaha magaalada Misraata, iyadoo tirada ilaa iminka la helay ay ka dhigayso ilaa 19 qof halka kudhawaad 30 meeyo kalana wali la’layahay.

Cabdiraxmaan Maxamed Happy oo ah weriye degan magaalada Tripoli oo u waramayay idaacadda Ergo ayaa sheegay  in uu indhihiisa ku arkay meydka saddex ruux oo soomaaliya kuwaasoo laba kamid ah ay haayeen rag halka midka kalena ay ahayd haweeney,oo laga helay magaalada Misraata oo ah magaala xeebeed ku taala waddanaka Libya,C/raxmaan ayaa dhinaca
kale sheegay in afar doonyood oo hor leh oo sida muhaajiriin Soomaali ah ay ka shiraacdeen dalka Libya  iyadoo laba ka mid ah ay ku xirteen magaalada Lambiduusa ee dalka Talyaaniga, iyadoo labada doonyood oo kalena ay dib ugu soo laabteen magaalada Tiripoli ee waddanka Libya.

Labada doonyood ee gaartay xeebta Lambiduusa ayaa mid kamid ah waxaa saarnaa illaa 59 ruux oo dhammaantoodba ah Soomaali iyadoo tan kalana ay saarnaayeen 56 ruux oo iyaguna dhammaantoodba ahaa muhaajiriin dhalashadoodu tahay Soomaali sida uu sheegay saxafigaasi ku sugan waddanka Libya,

Si kastaba  ha ahaatee waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay  dib u billowday qulqulka Soomaalida tahriib doonka ah ee u hanqaltaagaya in ay galaan waddanka Talyaaniga  iyagoo  sii maraaya badda Mideterenian

Next Post

Barakacayaasha Xudur oo nolol adag ku jira

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Next Post
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Barakacayaasha Xudur oo nolol adag ku jira

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 01-OCT-2026

IDAACADDA 01-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 01-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-SEP-2026
September 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-SEP-2026
September 27, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo