Waa musiibadii ugu xumeyd ee noloshiisa soo marta Jamaal Cabdilaahi oo ah lixdan iyo sagaal kale oo carruur ah hadda...
Kumannaan arday oo waxka baranayay dugsiyada hoose, Dhexe iyo sare, ee Beledweyne ayay waxbarashada hakad uga jirtaa muddo bil iyo...
Ilaa 70 qoys oo beeraley ku nool deegaanno Koonfurta Baydhabo ku yaalla ayaa wajahaya cuntoyaraan, kaddib markii roobab xooggan oo...
Urur dhallinyaro Soomaaliyeed oo u ololeeya arrimaha deegaanka ayaa ka billaabay qaar kamid ah gobollada ay fataahaduhu ku dhufteen, gaar...
Guddiga Gurmadka fatahaada ee dowladda Soomaaliya ayaa billaabay bixinta lacag dhan 1 Million oo doolar, taas oo loogu talo galay in...
Boqollaal qoys oo ka barakacay colaadda ka aloosan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ayaa waxaa ku barakacay dad boqollaal qof...
Hay'adaha gargaarka aya sheegaya in dhibaatada fatahaaddii Beledweyne ka dhacday saameynta ay geysatay ay qaadanayso in dadku ka soo kabto...
Kiisas cudurka shuban biyoodka ayaa la sheegayaa in ay ka jiraan deegaanno hoostaga magaalada Hargeysa, halkaasoo tiro carruur ah uu...
Gudoomiyaha Degmada Buula Burte Cabdi Daahir Guure ayaa Radio Ergo u sheegay in biyaha wabiga uu wado ay yihiin kuwa...
Faadumu Xuseen jaamac waa hooyo degen miyiga degaanka ina Afmadoobe oo koonfur kaga beegan Burco, una jira 65km, waxay abaarta...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo