Dad 50 qoys ka badan oo ah xoolo-dhaqatadii abaaraha ku cayrtoobay ee ku nool Buuhoodle tuulo ka tirsan ayaa helay...
In kabadan 900 oo qoys oo ku noolaa xaafadoi ku yaalla xeebta Berbera ayaa la raray, kaddib markii ay soo...
In ka badan 80 carruur ah oo uu soo ritay cudurka shubanka ayaa lagu dawaynaa cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee...
Afar boqol oo qoys ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay hoy la’aan iyo cunto yari ku haysataa duleedka deegaanka...
Kumanaan kun oo qof ayay saamayn ku yeesheen daadad ka dhashay roobab ma hiigaan ah oo toddobaadkan ka da’ayay qaybo...
Deegaanka Xananbuure oo ah dhul-daaqsimeed hoos timaada degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud iyo toddobo tuulo oo hoostagta, ayaa dadkii deganaa...
Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-bari Kenya ka jiray, xaalado caafimaad oo saamayn...
Ganacsatada waratada ah ee magaalada ku iibin jiray qudaarta kuwaas oo nolol-maalmeedka ka raadsan jiray ayay saameynta ugu badan ku...
Kaddib abaaro dabo-dheeraaday oo ka jiray deegaanada Soomaalida, xooloeyda ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan ka...
Xoolo dhaqatada gobolka Galgaduud ayaa wakhtigaan oo robabki gu’ga si hagaagsan uga da’een gobolka, sayladaha xoolaha dib uga iibsanaya adhiga...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo