Ganacsatada waratada ah ee magaalada ku iibin jiray qudaarta kuwaas oo nolol-maalmeedka ka raadsan jiray ayay saameynta ugu badan ku yeelatay qudaarta oo aan la keenin magaalada in ka badan 20 Maalin, waxaana ay ka dhalatay fatahaaddii webiga shabelle uu ka sameeyay magaalada Baledweyne. Weriyaha radio Ergo Jibril Cismaan Cilmi ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.










