Muuse Shaaciye waa khabiir dhinaca dhulka iyo biyaha Soomaaliya ku takhasuusay, wuxuuna ka tirsan yahay mashruuca maamulka dhulka iyo biyaha...
Waalidiinta iyo ehellada dhallinyaro kalluumeysato ah oo muddo ku dhow bil lagu la'yahay xeebaha badweynta India, gaar ahaan meel u...
Digniinno ayaa laga bixinayaa khatar ka dhalan karto duufaan la sheegay in ay ku wajahan tahay gobollada waqooyi ee Puntland...
Daadad iyo fatahaado uu sameeyey webiga Daawo ayaa burburiyey dalaggii beeraha ee deegaanno ka tirsan ismaamulka Mandheere ee gobolka waqooyi-bari...
Boqolllaal qoys ayay noloshooda ku tiirsaneyd ku xamaalista gaari-gacanka. Laakiin afar bilood ka hor waxaa gabi ahaanba Gaalkacyo laga waayay...
In kabadan 50 carruur ah oo la xanuunsan nafaqo xumo iyo shuban ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay la keenayay...
Laba caruurta ayaa ku dhintay cisbitaalka weyn ee Hargeysa oo hadda cudurkaas ay u jiifaan 50 caruur ah oo da’doodu...
Abuukar Cali Yuusuf waxa uu ka mid yahay wadayaasha gadiidka cagafta ee qaada shacabka u kala gooshaya gudaha magaalada Baledweyne...
Olole dhir talaalid ah oo lagu beerayo in ka badan 25 kun oo geed ayaa ka socda xeryaha qaxootiga ee...
In ka badan kun beerood oo kuwa webiga jiinkiisa ku yaalla ah ayay saameysay fatahaadda uu dhowaan sameeyay webiga Jubba...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo