Isbitaalka guud ee magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegayaa in dawadii uu siin jiray bukaanada u yimaada ay labadii bilood ee...
Dhalinyaradan oo Muddo sanad ka badan jooga Buuhoodle waxay dhowr bil ku qaadatay in magaalada ay la qabsadaan, waxaa hadda...
Beerahan oo la abuuray bishii March ee sanadkan ayay beerolaydu kaga faa'iidaysanayeen roobka guga. Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo...
Xafiiska Iskaashatada beeralayda gobolka Nugaal ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in ka badan 100 qoys oo ah dadkii miyiga ku...
U qaybsanaha mashruuca maamulka dhulka iyo biyaha Soomaaliya ee SWALIM gobolka Shabellaha Dhexe Yacquub Ciise Cumar, ayaa sheegay in biyo...
80 qoys oo xaafadihii ay deganaayeen ay dhawaantan ka barakiciyeen daadad ku dhuftay magaalada Hargeysa ayaa ka cabanaya xaalad nolol...
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool qaar kamid ah ardayda wax ka barta jaamacadaha ku yaalla magaaladaas ayaa ka billaabay olole...
Bukaanno qaba xanuunada ku dhaca dhimirka oo lagu hayo xarun ku taallo magaalada Baydhabo, ayaan iminka la siinin daawooyinka loogu...
Shir caalamiya ayaa lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlayo sidii loo joojin lahaa dhuxusho iyo jarista dhirta Soomaaliya, shirkaan oo...
Daadad ka dhashay roobab ka da'ay magaalada Baydhabo ayaa saameeyay boqollaal qof. Roobabku waxay halkaas ka billowdeen bishii Abriil ee...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo