Daadad ka dhashay roobabka da'aya ayaa ku dhuftay 30 ka mid ah deegaannada ismaamullada ee dalka Kenya. Kumannaan dad ah...
Haweenkan oo ka mid ah dadka abaaraha ka barakacay, waxay horey ugu tiirsanaayeen xoolo abaaraha uga baxay, waxay hadda buuraha...
Qoysaskan ayaa u badan kuwo ganacsiyo yar yar ku lahaa gudaha magaalada, waxaana ay hadda barakac ku yihiin xaafadaha kale...
Dhallinyarodan oo gaaraysa 200 oo ka mid ah dadkii xoolaha ku waayay abaaraha ayaa waxbarasho lacag la'aan ah ka helay...
170 carruur ah oo da’doodu ka yar tahay 18 sano ayaa u shaqeeyo qoysaskooda oo ah xoolo-dhaqatadii abaaruhu ay cayrteeyeen...
Deegaanada Somaliland waxaa ka bilaabmay tallaalka cudurka dabaysha kaas oo lagu tallaalayo carruurta ka yar shanta sano oo gaareysa 650...
Deegaanno ka mid ah gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa laga darinayaa xaaladda caafimaad ee hooyada umulaysa, iyadoo lixdii bilood...
Ilaa boqol qoys oo qaxooti ah oo labadii sano ee la soo dhaafay dib uga laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo