Afar boqol oo qoys ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay hoy la’aan iyo cunto yari ku haysataa duleedka deegaanka Bacaadweyne oo Gaalkacayo koonfur uga beegan 200 km. Kaddib markii guryohooda ay fariisteen, biyo ka dhashay roobab xoog leh oo deegaankaas ka da’ay ilaa bilowgii bishan. Waxaa soo jeedinaya Jibriil Cismaan Cilmi.










