Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roobab dabaylo wata oo dad ku laayay gobolka Awdal

Radio Ergo by Radio Ergo
May 21, 2018
in Masiibooyinka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Roobab dabaylo wata oo dad ku laayay gobolka Awdal

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Kumanaan kun oo qof ayay saamayn ku yeesheen daadad ka dhashay roobab ma hiigaan ah oo toddobaadkan ka da’ayay qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Deegaannada Somaliland, sida ay sheegtay hay’ada  maaraynta musoobooyinka dabiiciga ah ee NADFOR, dad lagu qiyaasay 1,780 qoys ayaa ku barakacay roobabka, ku dhowaad 80 qoys oo ka mid ahna waxay ku waayeen guryohoodii. Gobolka Awdal dabaylaha iyo roobabka ka dhashay duufaanta, ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof, iyadoo ay jiraan tiro kale oo ku dhaawacantay. Dhismayaal, kaabayaasha dhaqaale iyo sidoo kale xoolo ayaa lagu waayay roobabka iyo dabaylaha is wata. Deegaannada qaar ayaan wali la ogayn khasaaraha dhabta ah ee gaaray sida degmada Lugyaha oo ay go’an yihiin isgaarsiintii iyo waddooyinkiiba.

Masuuliyiinta deegaanka ayaa sidoo kale warbaahinta u sheegay in 40 kalluumaysato ay badda ku jireen kahor intaan roobabka iyo dabayluhu deegaanka ku dhufan.

Guddoomiyaha gegmada Baki Maxamed Axmed Caateeye, ayaan khadka taleefanka ku waraystay. Wuxuuna marka hore iiga waramay khasaaraha ka dhashay roobabkii dabaylaha watay ee ka da’ay gobolka Awdal.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/05/G.-degmada-Baki-Maxamed-Axmed-Caateeye.mp3
Previous Post

Dhul-daaqsimeed afar sano colaad u xirnaa oo hishiis laga gaaray

Next Post

Dhuusamareeb: Collaad 4 sano jirtay oo heshiis laga gaaray

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Dhuusamareeb: Collaad 4 sano jirtay oo heshiis laga gaaray

Dhuusamareeb: Collaad 4 sano jirtay oo heshiis laga gaaray

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo