Deegaanka Inamed oo Dhuusmareeb u jira 45km iyo tuulooyin ka tirsan ayaan lahayn adeegyo caafimaad, iyadoo cudurka jadeecaduna ka jiro...
Qalab looga hor tegayo cayayaanka beeraha cuna ayaa la siiyey beeralayda degmooyinka Balcad, Jowhar iyo Mahadaay. Qalabkaan ayaa bixinaya sanqar...
Lix boqol oo carruur ah oo isugu jira wilal iyo gabdho ay da’doodu u dhexeyso 6 ilaa iyo 16 jir,...
In kabadan 3 kun oo kalluumeysato ah ayaan shaqo tagin tan iyo markii duufaantii Sagar ay ku dhufatay xeebaha Somaliland....
Ku dhowaad 1,600 qoys oo beeralay ah ayaa ku barakacay fatahaad uu webiga Jubba ka sameeyey deegaano hoostaga tuulada Buula-gaduud...
Ku dhowaad 15,000 oo qoys oo ku nool deegaanno hoostaga degmada Lughaya ee gobolka Awdal, ayaan wali helin gargaarkii loogu...
200 oo qoys ayaa guryahooda ka barakacay kaddib markii webiga Daawo uu fatahaad ka sameeyaya xaafadda Horseed ee degmada Doolow...
Deegaankaan Ceel-afweyn ee gobolka Sanaad oo muddo saddex sano ah ay colaad ka taagan tahay ayaa dadkii degganaa waxa ay...
Mar kasta oo ay soo gasha bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaa isbeddel ku yimaado habka-dhaqameedka bulshada - waxay dadku kordhiyaan...
Cabdulaahi gurigiisa oo ka kooban laba qol iyo bersad oo jiinkad ah waxaa ka dumay hal qol, bersaddii iyo darbiga ...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo