Deegaanka Inamed oo Dhuusmareeb u jira 45km iyo tuulooyin ka tirsan ayaan lahayn adeegyo caafimaad, iyadoo cudurka jadeecaduna ka jiro degaankaas wakhtigan. Warbixintaan soo socota waxaa Dhuusamreeb ka soo diray weriyaha Ergo Cabdirisaaq Haajirow

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo