Deegaankaan Ceel-afweyn ee gobolka Sanaad oo muddo saddex sano ah ay colaad ka taagan tahay ayaa dadkii degganaa waxa ay guryahooda uga carareen cabsi ay ka qabaan in dagaal uu ka dhaco meelaha la isku hor fadhiyo. Warbixintan waxaan Hargaysa ka soo diray Ilyaas Cabdi Cali










