200 oo qoys ayaa guryahooda ka barakacay kaddib markii webiga Daawo uu fatahaad ka sameeyaya xaafadda Horseed ee degmada Doolow ee gobolka Gedo kuwaas oo ku biiray xeryaha barakacayaasha ah. Shariif Axmed Taajir ayaa warbixintan Buulo-xaawo ka soo diray.











