Haweenka ku nool xeryaha lagu barakacay ee Baydhabo ayaa qabta shaqooyin culus oo ay kala soo baxaan nolol maalmeedka carruurtooda....
Kumannaan xoolo ah ayaa xanuuno ay ka qaadeen qabowga iyo dabeylaha xilligaan xagaaga dhacayo, waxaa looga daweynayaa deegaannada duleedyada muqdisho...
Magaalada Garowe 200 oo arday oo dhigta sanadkii ugu dameeyey ee jaamacadda ayaa loo sameeyey shaqo carbis. Shaqo carbintan oo...
Miyiga deegaanka Xanan-buure oo ka tirsan gobolka Galgaduud, waxaa Jimcihii la soo dhaafay goob Alle bari ah ku sumoobay 40 qof,...
Dad badan ayaa sanad kasta ku dhinta kaawada laga qodo magaalada Muqdisho, waxaa ku tiirsan shaqada dadka kaawada qoda qoysas...
Labo macalin oo ka tirsan barakacaasha deggan xaafadda 15 May ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa waxbarasho bilaash...
Hay'addda Bisha-cas ee dalka Kenya ayaa mashruuc loogu talagalay dadka qaxootiga ah oo caagadaha dadku iska tuuraan dib loogu hagaajiyo...
Afar iskuul oo degmada Guraceel iyo tuulooyin ka tirsan ku yaal ayaa fursado waxbarasho siiyey 425 carruur ah, kana tirsan...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo