Shan iyo toban carruur ah oo ka soo jeeda qoysaska soo barakacay ayaa u geeriyooday shuban biyood ilaa horraantii bishii...
Beeraley ku nool Guraceel ayay markii u horreysay u soo go'een dalagyadii ay beerteen, sida uu warbixintaan ku eegayo weriyaha...
In ka badan 800 oo arday oo wax ka baranayay dugsiyo hoose, dhexe iyo sare oo ku yaalla Tukeraq iyo...
In kabadan 70 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii ay abaaruhu cayrteeyeen ayaa noloshooda ay ku tiirsan tahay raashin ay ka helaan...
Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa toddobaadkii hore soo saartay warbixin ay kaga hadleyso tacaddiyo ka baxsan xuquuqda...
Xoolo-dhaqato ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Togdheer ayaa ka cabanayo daaq la’aan haysata xoolahooda. Dhowaan waxaa da’ay roobkii gu’ga,...
Faadumo Jibriil waa khabiir dhinaca deegaanka ah, waxay beer ku leedahay deegaanka Durduri oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka...
Cayayaankan oo ka dhashay fatahaaddii webiga shabeelle uu ka sameeyay gobolka Hiiraan ayaa ku faafay beerahan oo hal bil abuurnaa....
480 qoys oo ka cararay dagaal kowdii bishan ka bilowday deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa barakac ku ah deegaanka Camaara oo...
Ku dhowaad 500 oo beerood oo tacabkooduu uu soo bilowday bilihii ugu horreeyey ee sannadkan, ayaa tacab khasaar noqday, kaddib...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo