Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, gobolka waqooyi-bari ee Kenya tiro dhallinyaro oo bartay xirfado uu cilmiga caafimaadka kamid yahay ayaa hadda...
Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dr. Maxamuud Maxamed Maxamuud, ayaa Raadiyo Ergo u...
Dada ku nool degmada Caluula, ee gobolka Bari ayaa doomo nooca yar yar u isticmaala in ay ka dhigtaan sida...
Saddex qof oo labo ay carruur yihiin, ayaa cudurka jadeecada horaantii toddobaadkan ugu geeriyootay deegaanka Qoordheere oo 32 km dhanka galbeed ka...
Beeraleyda degmada Baardheere iyo deegaanno hoostaga ayaa dib u billaabay in ay beertaan beerihii ku burburay fatahaaddii uu webiga Jubba...
1800 oo qoys oo barakac ku ah 4 xero oo ku taal duleedka degaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa helay...
Gudoomiyaha degmada Xingalool Faarax Yuusuf Siciid ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in 20 qof ay ku waxyeeloobeen caano ay cabeen,...
Taabit Cali Axmed iyo Isxaaq Maxamed Aadan waa walaalo dhinaca hooyada ah, waxay ku soo noqdeen Muqdisho Bishii Oktoobar 2016dii,...
Sagaal iyo toban biyo-xireen ayay Puntland ka sameysay gobollada Mudug, Nugaal, Sool, Cayn, Sanaag, Bari iyo Karkaar. Waxaana loogu talo galay...
Kumanaann carruur ah oo ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalada Cadaado ayaan haysan waxbarasho, arrintaas oo walaac ku abuurtay...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo