In ka badan kun nee foo geel ah ayaa ilaa bishii May ee la soo dhaafay xanuunno ugu dhintay deeganno...
Macalin Cabdi Cumar oo ka mid ah beeroleyda deegaanka sanguuni ee gobolka jubada hoose ayaa raadiyo Ergo u sheegay in...
Qaar kamid ah xeryaha barakaca ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa waxaa ka jirta xaalado ammaan...
Maxamed Jaamac oo ah guddoomiyaha deegaanka Ufeyn ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in maamulka iyo dadka deegaanku ay iska kaashadeen...
Sayladdan oo lagu kala iibsan jiray xoolaha laga kala keeno lix iyo toban tuulo oo ku xeeran geegaanka Wargalo oo...
Beeralayda Baardheere ee fatahaddii bishii Abriil ee sanadkaan dhacday saamaysay ayaa hadda dadaal ugu jira inay dibu tabcaan dalagyadii ka...
In kabadan 400 oo carruur ka soo jeedo qoysaska barakaca ah eek u nool degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa...
Waxaad idaacadaheennii hore ku dhegeysateen warbixinno ku saabsanaa dhibaatooyinka abaarihi laga dhaxlay iyo sida dadkii xoolo-dhaqatada ahaa ay u cayroobeen...
Xerada xuubey oo 10 km waqooyi uga beegan Galinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ku nool yihiin...
Ku dhawaad 1000 qof oo barakacayaal ahaa oo in muddo ah ku noolaa laba xero oo ku yaalla degmada Kaxda...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo