Maxamed Jaamac oo ah guddoomiyaha deegaanka Ufeyn ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in maamulka iyo dadka deegaanku ay iska kaashadeen in deegaanka oo nabaad guuray ay dhir ugu abuuraan biyaha roobka oo ay meelo kala duwan ku celiyeen.

IDAACADDA 07-FEB-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo