Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Human Rights Watch oo Raadiyo Ergo uga warantay warbixin ay ka soo saartay xabsi ku yaalla Jigjiga

Radio Ergo by Radio Ergo
July 11, 2018
in Arrimaha Bulshada, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Human Rights Watch oo Raadiyo Ergo uga warantay warbixin ay ka soo saartay xabsi ku yaalla Jigjiga

Sawir lagu qaaday satellite 27 bishii May, 2016/Google Earth

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa toddobaadkii hore soo saartay warbixin ay kaga hadleyso tacaddiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha oo ka dhacay xabsiga Jeel Ogaadeen ee ku yaalla magaalada Jigjiga.

Tacaddiyadaas ayay hay’addu sheegtay in ay aad u ballaaran yihiin, waxayna ku eedeysan in ay ku kaceen ciidamada Liyuu Booliis ee dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Haddaba waxyaabaha warbixintan ku qornaa iyo sida ay ku ogaadeen ayaan ka wareysanay Cabdullaahi Xasan oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Human Rights Watch, qeybteeda Afrika. Maxamed Xaashi Tawakal ayaa marka hore weydiiyey in uu faahfaahin ka bixiyo warbixinta.

Dhanka waxaa baraha bulshada lagu faafiyay magacyo dad la sheegay in laga sii daayay xabsiga ku yaalla magaalada Jigjiga, iyadoo warbaahinta qaarna ay sheegtay in masuuliyiinta Kililka shanaan ee Itoobiya ay sheegeen in ay albaabada u laabeen xabsiga isla markaana laga sii daayay maxaabiistii ku xirnayd.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/WARAYSI-WEB.mp3
Previous Post

Togdheer: Xoolo-dhaqato ka cabanaya daaq la’aan, dhulkii daaqa lahaa oo la ootay darteed

Next Post

Mudug: Qoysas abaaraha ku soo cayroobay oo nolol-maalmeedkooda ka hela dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkacyo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Barakacayaal nolol maalmoodkooda ka raadsada dhismaha waddo isku xirta Hobyo iyo Gaalkacayo

Mudug: Qoysas abaaraha ku soo cayroobay oo nolol-maalmeedkooda ka hela dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkacyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo