In ka badan sideetan haween ah ayaa ka faa’idaystay qallinno iyo daawayn lacag la’aan ah oo loogu sameeyey cisbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo diray Munasar Maxamed Cabdi.

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo