Saddex boqol iyo sideetan qoys oo hor leh kana soo barakacay colaaddo iyo duqaymo ka jira gobollada Shabellaha Hoose iyo...
(ERGO) - Xafiiska qaadiga iyo guddiga xallinta khilaafaadka ee xerada Iffo oo ka tirsan xerayaha Dhadhaab ayaa sheegaya in kiisaska...
Barnamaijka dhaqaale wadaag ah oo ay sameeyaan qaar ka tirsan waalidiinta ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu guulaystay in...
Lix iskuul oo ka tirsan dugsiyada sare ee ku yaala deegaannada ka fog dhulka laamiga ah ee Puntland ayaa sannadkan...
Takhaatiir xoolaha ayaa xarun lagu daaweeyo xoolaha ka hir geliyey degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xoolo-dhaqatada gudaha magaalada iyo...
Gobollada Sool, Sanaag iyo Nugaal oo dhaqashada Farduhu caan ku ahayd, ayaa hadda ay ka sii dabar go'ayaan, waxaana keenay...
In ka badan 40 beerood ayaa dalaggii saaraa ku baaba'ay roob ka toddobaadki hore ka da'ay laba deegaan oo ka...
Xarunta hooyada iyo dhalaanka ee dagmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa ka cabanaysa hooyooyinka reer guuraaga ah ee miyiga ku...
Imtixaanka dugsiyada sarre iyo dhexe ayaa si rasmi ah uga bilowday dhamaan deegaanada Puntland ka dib markii uu maanta daah...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo