Lix iskuul oo ka tirsan dugsiyada sare ee ku yaala deegaannada ka fog dhulka laamiga ah ee Puntland ayaa sannadkan ka soo muuqday qiimaynta sanadlaha ah ee dugsiyada sare ee ugu waxbarashada wanaagsan Puntland.
Qiimayntan ayaa waxaa ay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Sare sii daysay 10kii bishan.
Halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.










