Takhaatiir xoolaha ayaa xarun lagu daaweeyo xoolaha ka hir geliyey degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Xoolo-dhaqatada gudaha magaalada iyo kuwa miyiga ku nool ayaa xoolaha ka jiran ee socon kara keena goobta, marka loo daaweeyna la noqda, halka kuwa aan socon karin ay takhaatiirtu ugu tagto goobahay ku sugan yihiin.
Xaruntaan oo shaqaynaysay afartii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxay daawaysay 380 neef oo ari, geel iyo lo’ isugu jira.
Halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.










