Bacaadka Gur-guura ee degmada Hobyo ayaa boqollaal qoys oo awalba barakacayaal ahaa wuxuu ka barabixiyay guryahooda saddexdii toddobaad ee ugu...
Saynab Cabdi Warsame waxaa ay si mutadawacnimo ah magaalada Xingalol ee gobolka Sanaag uga shaqeysaa gargaarka hooyada iyo dhalaanka muddo...
Ikraan Abdiasiis Cumar oo 16 sano jir waxaa ay kaalinta koowaad ka gashay imtixaanaadka fasalka siddeedaad ee dugsiyada dhexe ee...
Ganastada degmada Matabaan ayaa ka faaiidaysanaya nalalka cadceedda ku shaqeeya oo lagu xirray waddooyinka magaalada bishii la soo dhaafay dhamaadkeeda. ...
Kun iyo laba boqol oo qoys oo isugu jira dadkii ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo...
Saddex kun iyo saddex boqol toddobaatan iyo shan qoys oo isugu jira xoolo-dhaqato iyo dad barakacay oo deggan tuulooyin hoos...
Lix boqol iyo lix hablood ayaa markii u horreysay ka faa’ideystay shaqooyinka dowladda oo haweenka kooto loogu xidhay lixdii bilood...
Isbitaalka deegaanka Bursaalax ayaa waxaa uu xiran muddo lix bilood ah, kadib markii loo waay dhaqaale lagu fuliyo howlihii isbitaalka....
Boqollaal qoys beeralay iyo xoolo-dhaqato oo ay saameeyeen roob-yarida oo ka jirta qaybo ka mid dalka ayaa ka soo barakacaaya...
In badan 30 carruur ah oo ay haysato nafaqa daro darani ayaa la soo gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo