Bacaadka Gur-guura ee degmada Hobyo ayaa boqollaal qoys oo awalba barakacayaal ahaa wuxuu ka barabixiyay guryahooda saddexdii toddobaad ee ugu dambeeyay, kuwaas oo badankood iminka ku hoy la’ degmadaas.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo inooga soo diray weriyeheenna Jibriil Cismaan Cilmi










