Barnamaijka dhaqaale wadaag ah oo ay sameeyaan qaar ka tirsan waalidiinta ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu guulaystay in lagu dhiso ilaa 50 qoys oo cusub.
Dhaqaale ururintan oo qaab ayuuta ah loo sameeyo ayaa waxaa uu ka dhexeeya 22 koox oo kooxdiiba ay ka kooban tahay 564 qof taas oo qofkiiba uu bixiyo lacag dhan 3400 oo shilin oo lacagta Kenya ah oo dhiganta 34 doollar.
Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.









